Latest News:
Suspect says rage at US led him to plot Ugandan bombs
Friday, August 13, 2010
One of the suspected masterminds of last month's bomb attacks on Uganda's capital Kampala said his anger at the United
States spurred his involvement in the plot, adding that it was intended to kill Americans.
Issa Ahmed Luyima, 33, a former librarian, was one of four Ugandan suspects paraded in front of journalists by the east
African nation's Chieftancy of Military Intelligence (CMI) before he made a public confession, Reuters reports.
Latest News:
Kooxda ONLF ee uu hogaamiyo Mohamed omar osman oo lagu soo oogay dacwado
maxkamadeed dilalkii kala duwanaa ee ay ka geysteen gobolka ogadenya
10/8/10, dacwada lagu soo oogay mahamed omar osman iyo gacan yarayaashiisa ayaa
sida aan wararka ku helayno meel xasaasi ah mareysa dacwadaa oo ay wadaan shaqsiyaad
qaraabadoodii ay onlf ku dishay ogadenya waxaa dacwadan soo oogay ururka la yidhaahdo
OGADEN GENOCIDE REPORT (OGR
Dr.Ali
The president of (OGR)
Latest News:
dastuurka cusub ee Kenya oo lagu guuleystay ama haa shacabku dhaheen
5/8/09,
Golaha Wasiirada Kenya oo u dabaaldagaya natiijada aftida dastuurka cusub
Taageerayaasha dastuurka cusub ayaa ku dhawaaqay inay ku guulaysteen aftidii shalay
loo qaaday dastuurka cusub ee Kenya,
Latest MAQAAL:
Khiyaamadii ethiopia iyo bohoshii loo qoday uwslf oo ay ku dhaceen
29/7/10 maalintii khamiista waxaa heshiis nabadeed ku kala saxiixday dawlada ethiopia iyo
jabhada UWSLF heshiiskaas oo in mudo ah la sugayay lana soo abaabulayay mudo dheer dhawr
goorna la baajiyay.
heshiiskaas oo ay goobjoog ka ahaayeen wufuuf ka kala socotay dawlada
federaalka ethiopia iyo jabhada waxaa kale oo goobjoog ka ahaa safaarado kala duwan oo ay ka mid
aheyd safaarada sudan
Latest News:
Gudoomiyaha WSLF Ibraahin Maxamed Xusein oo heshiis la saxiixday kililka 5aad ee ethiopia
29/7/10,
Jabhadda Soomaali Galbeed, WSLF, oo ka mid ah Jabahadaha la dagaallama Ethiopia, ayaa heshiis la gashay dowladda
federaalka ee Ethiopia.
Munaasbad ka dhacday Addis Ababa saaka, ayaa Wasiirka Federaalka ee Ethiopia wuxuu heshiis dagaalka lagu joojinayo
uu la saxiixday Guddoomiyaha Jabhadda WSLF, Shiikh Ibraahim Maxamed Xuseen.
Heshiiska qodobbadiisa ayaa waxa aka mid ah in Ethiopia y sii deyso dhammaanba xubnaha WSLF ee ku jira xabsiyada.
Latest News:
Ethiopian Government to Sign Peace Deal With Ogaden Rebels
29/7/10,
Ethiopia’s government will sign a peace deal with the United Western Somali Liberation Front, a rebel organization
that has been fighting for independence in the ethnic Somali region in the east of the country.
The accord will be signed today in the capital, Addis Ababa, the Communication Ministry said in an e-mailed statement.
Latest News:
Somali war on terror in disarray as AU boosts troops
28/7/10,
KAMPALA: African leaders are pledging new troops for Somalia to fight al-Qaeda-linked militants responsible for
two bombings that killed 76 people.
But internal documents show African Union forces and Somali troops do not trust one another and that Somalia's
government "lacks consistency, coherence and co-ordination", raising questions about whether more AU troops can
solve the Somali impasse.
Latest News:
152 ku dhimatay shil diyaarad oo ku burburtay dalka pakistan
28/7/10,
Eheladii dadkii ku geeriyooday burburka diyaarada
Dayuurad rakaab ah oo sidday 152 qof ayaa ku burburtay agagaaraha caasimadda Pakistan, Islamabad, halkaas oo dadkii
saarnaa oo dhan ay ku dhinteen. Burburka dayuuradda oo nooceedu ahaa Airbus 321 ayaa ku firirsan keymo buuraley ah.
Latest News:
Press TV/Africa Today/The history of power struggle in Ogaden/12/01/2009/Part1
Latest News:
Yuusuf Dheeg: “haba yaraatee ma oran” Itoobiya waxay gumaysataa Dhul Soomaaliyeed
20/7/10,
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG Yuusuf Ibraahim Xasan (Yuusuf Dheeg) ayaa sheegay in
uusan oran hadalka ah Dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya gumaysato waa dhul la haysto.
Waxana uu yiri “haba yaraatee ma oranin”. jariidada ka soo baxda masar ee daabacday linkiga kore
ka akhri hadii aad carabi akhrin karto.
Latest News:
Uganda Opposition Calls For Withdrawal Of Troops From Somalia
20/7/10,
KAMPALA, Uganda -(Dow Jones)- Uganda's largest opposition party, the Forum For Democratic Change, has called for
the withdrawal of Ugandan troops from Somalia and for other African countries to send their own troops for
peacekeeping operations.
According to Wafula Oguttu, the FDC spokesman, the leaders of the African Union should also consider the Somali
crisis as a top priority at the AU summit which opens in Uganda this week
Latest News:
SSC: New armed group threatens Somali violence (Vidoe)
18/7/10
A new armed group is threatening to launch a violent campaign for the reunification of Somalia.
The group is known as SSC, the initials of the regions they say that they want to liberate - Sool,
Sanaag and Cayn.
Latest News:
lixdan qof oo ku dhimatay shil tareen
18/7/10
Burburkii labada tareen ee isku dhacay
Ugu yaraan lixdan qof ayaa ku dhintay kadib markii ayu isku dhaceen laba tareen oo aad dad uga buuxeen, gobolka
galbeedka bengel ee Hindiya.
In ka basdan 100 qof ayaa ku dhaawacmay
Latest News: Dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho
18/7/10
Ugu yaraan afar qof oo rayid ah, ayaa ku dhintay, ilaa 24 qofna way ku dhaawacmeen kadib markii magaalada Muqdisho
uu maanta galinkii dambe ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada Uganda iyo xoogaga ka soo horjeeda dowladda ee ay
ugu horeyso kooxda al-Shabaab.
Latest News:
uganda oo xidhay 4 ruux oo lagu tuhunsanyahay in ak danbeeyeen qaraxii kampala ka dhacay
13/7/10,Masuuliyiinta waddanka Uganda ayaa xiray tiro dad ah oo lala xiriirinayo weeraradii bam ee axaddii
lagu qaaday magaalada Kampala, oo ay ku dhinteen in ka badan 70 qof.
Xiritaanka dadkan ayaa yimi kadib markii laga helay magaalada, suun kuwa la isku qarxiyo ah oo aan qarxin.
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka
Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.
Latest News:
Spain oo 1-0 ku Garaacday Germany
8/7/10,
Spain waxay u tahay markii ugu horeysay ee ay u soo baxdo ciyaaraha Finalka ee Koobka Adduunka,
Ciyaartii Semifinalka ee koobka adduunka oo ay caawa wada ciyaareen Spain iyo Germany waxaa 1-0 ku badisay Spain,
tasoo ka dhigeysa in Spain ay markii ugu horeysay u soo baxdo ciyaaraha Finalka.
Latest News:
Banaanbaxyo looga soo horjeedo ciidamo ajnabi ah
8/7/10,
Banaanbaxyo ayaa ka dhacay gobolada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, oo looga soo horjeedo ciidamo ajnabi ah oo hor
leh oo la keeno Soomaaliya.
Banaanbaxyada ayaa waxa ay ka dhaceen gobolada ay gacanta ku hayaan Xarakada Shabaab ee Jubbooyinka, Shabeelada hoose
iyo dhexe, Baay, Bakool, Gedo, Hiiraan iyo qeybo ka mid ah Galgaduud.
Latest News:
IGAD oo u dalabtay Soomaaliya 20 kun oo askari
6/7/10,
Taangi ay lahaayeen ciidamada AMISOM oo gubtay
Hogaamiyeyaasha urur goboleedka IGAD, ayaa shir deg deg ah oo ku saabsan xaaladda siyaasadda iyo ammaanka ee
Soomaaliya ku yeeshay magaalada Addis Ababa
Latest News: Northern Somalia Election: 4 killed in election-day skirmish
27/6/10,
HARGEISA, Somalia -- Officials in Northern Somalia Election say a voting-day skirmish killed four people in a contested area of
the self-declared republic.
The election board says a militia from neighboring Puntland region tried to raid a polling station in an area claimed
by Northern Somalia and Puntland.
Latest News:
jarmalka oo garaacay kooxda kubada cagta ee ingiriiska germany 4-1England
27/6/10,
Kooxda kubadda cagta dalka Germany, ayaa 4-1 kaga adkaatay kooxda England, ciyaaraha adduunka
wareegga 2-aad oo ay isku haleeleen.
Germany waxay hadda u gudubtay wareegga sideedda kooxood.
Waxay la ciyaari doontaa tii caawa soo badisa kooxaha Argentina iyo Mexico
Latest News:
Ethiopia: Voice of America Journalist Expelled
22 June 2010
Addis Ababa — The US-backed regime in Ethiopia expelled an American journalist on 17 June.
According to the Committee to Protect Journalists (CPJ), Heather Murdock had been reporting with the US international
broadcaster Voice of America (VOA) in the eastern region of Harer, near an area where there was reported skirmishes
between the army and rebels of the separatist Ogaden National Liberation Front (ONLF).
Latest News:
3 ku dhimatay dagaal Muqdisho ka dhacay
24/6/10,
Inta la ogsoon yahay ilaa 3 qof ayaa ku dhimatay 15 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal saakay ka dhacay qeybo
ka mid ah degmada hoowl-wadaag ee magaalada Muqdisho.
Dagaalka, oo u dhaxeeyay ciidamada doowladda iyo xooggaga al-Shabaab ayaa bilowday kadib markii ciidamada
Latest News:
Ethiopia rebels to lay down arms goverment says
24/6/10,
ADDIS ABABA (AFP) — A faction of one of Ethiopia's most active rebel groups seeking a separate state in the southeast
of the country has agreed to lay down its arms, a government minister said Thursday.
A spokesman for the Ogaden National Liberation Front (ONLF) rebel group, which is seeking independence for the Ogaden
territory, dismissed the claim of a peace deal as government propaganda.
Latest News:
Iska hor-Imaad u dhaxeeya Shabaab iyo Xisbul-Islaam oo saakay ka dhacay Yaaqshiid.
20/6/10,
Xaaladda qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ayaa saakay kacsan kaddib markii aroornimadii hore ee saakay uu
iska hor-imaad ku dhex maray maleeshiyaadka Shabaab iyo Xisbul-Islaam.
Wararka laga helayo Isgoyska fagax ayaa sheegay in aroornimadii hore ee saakay maleeshiyaad ka tirsan kooxda
Xisbiga ay rasaaseeyeen koox ka tirsan Shabaab oo ku sugnaa dhismaha
Latest News:
Kililka 5aad ee Ethiopia oo sheegay in ay dacweynayaan 16 xubnood oo ka tirsan madaxda ONLF
20/6/10,
Sida uu sheegay afhayeenka ismaamul-goboleedka Soomaalida ee Ethiopia,waxaa dacwado ka dhan ah ay ku soo oogayaan
16 xubnood oo ka tirsan ururka ONLF oo qurbaha degan.waxaana xubnhaas ONLF loo haysto oo maamulku ku dacweynayaa
dilal la sheegay in jabhadu u geysatay qoysas degan gobolka.
Latest News:
dad gaadhaya 5 ruux ayaa lagu dilay magaalada Nairobi
14/6/10,
Shan ruux ayaa ku dhintay ka dib markii dad isugu soo baxay Rabbi bari Masiixi ah ay is jiireen bartamaha Nairobi.
Tobannaan ayaa dhaawacmay.
Booliisku waxay rumeysan yihiin in laba qarax oo meesha ka dhacay ay sabab u yihiin saska dadka ku dhacay.
Booliisku waxay heleen meyd qof xabbad lagu dilay
Latest News:
Kenya MPs held for hate speech in constitution campaign
14/6/10, At least 20 people were injured in Sunday's blast Police in Kenya have
arrested an assistant minister and an MP for hate speech in the campaign for a new constitution, after violence on
Sunday.
Assistant Roads Minister Wilfred Machage and Fred Kapondi were among six MPs accused of hate speech on Monday.
All six are being questioned and deny the charges.
Latest News:
Israeli wanted over Dubai killing 'held in Poland'
12/6/10, Mahmoud al-Mabhouh was killed in his hotel room in Dubai on 19 January
Polish authorities have reportedly arrested a suspected Israeli agent in connection with the murder of a Hamas
operative in Dubai in January
Latest News:
ICC pushes UN for arrests of Sudanese suspects
12/6/10,
Ali Kushayb was indicted by the ICC in 2007 The International Criminal
Court's chief prosecutor has urged the UN Security Council to push for the arrest of two Sudanese men indicted for
war crimes in Darfu
Latest News:
Saraakiil iyo ciidamo ka socda dowlada Qadar ayaa gaaray dalka jabuuti.
3/6/10 Ciidamada ayaa ah kuwo aad u farabadan isla markaana dowlada Qadar ugu tala gashay
in ay ku
kala dhex gasho dowladaha Jabuuti iyo Etitrea.
Taliyaha Ciidamada Dowlada Qadar ee soo gaaray dalka Jabuuti oo lagu Magacaabo General
Khaalid Bin Cali Altaani
Latest News:
laba nin oo lagu xidhay mareykanka iyaga oo lagu eedeeyay in ay yihiin argagixiso
2/6/10 Laba nin oo laga qabtay garoonka diyaaradda e JFK ee magaaladda New York ayaa lagu
soo oogay danbiyo ah in ay lug ku lahaayeen mu'aamar ah in ay
qaadaan falal argagixiso oo caalmi ah.
Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in labadan nin oo kala ah, Maxamed Maxamud Alissa iyo
Karlos Edwardo Almonte ay ku talo jireen in ay ku biiraan Ururka Al shabaab,
Latest News:
Obama oo ku Guulaystay daryeelka caafimaadka ee mareykanka kuwa aan ku jirin caymis in la siiyo
caafimaadka dawo ee ay u baahanyihiin
22/3/10,
Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka.
Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhiim ah, oo wax weyn ka bedelaysa nidaamka caafimaad ee Maraykanka.
Dad lagu qiyaasay afartan iyo shan million oo Maraykan ah ayaa helaya caymis caafimaad.
Latest News:
Burcad badeed lagu xukumay 6 sano oo xadhig ah
21/3/10,
Maxkamad ku taala Puntland, ayaa ku xukuntay 22 Burcad badeed lix sano oo xarig ah kadib markii lagu helay danbi burcadnimo.
Nimanka la xiray ayaa beeniyay inay ahaayeen burcad oo sheegay inay ahaayeen kaluumaysato .
Toddobaadkii hore ciidanka badda ee Faransiiska ayaa sheegay, inay labaatan iyo afar burcad baddeed Somali ah ay u dhiibeen Dowlada Puntland.
Latest News:
Somali al Shabaab rebel commander shot dead
20/3/10,
MOGADISHU (Reuters) - A senior official of Somali insurgent group al Shabaab was shot dead on Friday in a rare assassination in the southern port
of Kismayu, which is tightly controlled by the al Qaeda-linked rebels.
Sheikh Daud Ali Hasan, a commander who has been leading fighting against rival insurgents in the town of Dhobley close to Kenya, was killed near
Latest News:
Seventeen dead in Somalia land clashes
20/3/10,
MOGADISHU (Reuters) - A senior official of Somali insurgent group al Shabaab was shot dead on Friday in a rare assassination in the southern port
of Kismayu, which is tightly controlled by the al Qaeda-linked rebels.
Sheikh Daud Ali Hasan, a commander who has been leading fighting against rival insurgents in the town of Dhobley close to Kenya, was killed near
al Shabaab's military base in Kismayu
Latest News:
Seventeen dead in Somalia land clashes
13/3/10,
MOGADISHU (AFP) — Fighting between rival clans in Somalia left at least 17 people dead on Saturday,
most of them militiamen, with bodies littering the streets of one village, elders said.
The clashes broke out Saturday afternoon in Somalia's central Mudug region, where two sub-clans of
the Hawiye tribe,
Latest News:
US Denies Direct Military Aid to Somali Transitional Authorities
13/3/10,
David Gollust | Washington
Friday, March 12, 2010
Assistant Secretary of State for African Affairs Johnnie Carson (File Photo)
The U.S. State Department's chief Africa diplomat said Friday the United State is not providing
direct military aid to Somalia's Transitional Federal Government, the TFG.
Latest News:
Brown oo qaabbilay sheikh Shariif madaxweynaha ku meel gaarka somalia
9/3/10,
Madaxweyne Shariif iyo Raiisalwasaare Gordon Brown
Madaxweynaha Soomaaliya, Shiikh Shariif Shiikh Axmed, oo hadda booqasho ku jooga dalkan Britain
ayaa sheegay in uu gacan buuxda ka helay Ra'iisal
Wasaaraha Britain, Gordon Brown, ka dib markii shalay uu kula kulmay xafiiskiisa.
Latest News:
Somali government would welcome US air role in push
9/3/10,
LONDON (Reuters) - Somalia's government would welcome U.S. air support for an expected offensive
aimed at retaking control of areas from al Qaeda-linked al Shabaab rebels, President Sheikh Sharif
Ahmed said on Tuesday.
Latest News:
US to engage in 'hit and run' war in Somalia
Sunday, March 07, 2010
The United States is involved in preparatory military operations in Somali for a 'major' offensive
against Somali fighters, report says.
US is providing military assistance to Somali government in order to retake capital Mogadishu from
Somali fighters
Latest News:
Markab Kimikada Qaada oo ay budhcad badeeda somalia afduubeen
6/3/10,
Markab laga leeyahay dalka Norway, oo nooca kimikada qaada ah ayaa waxa afduubay budhcad
badeed Somalia ah.
Markabka oo marayey xeebaha ka baxsan Jasiirada Madagascar, ayaa Captain-ka Markabku u sheegay
shirkada leh ee BROEVIGTANK,
Latest News:
UK oo mamnuucday al-Shabaab maanta
3/03/10,
Alan Johnson Xoghayaha arrimahagudaha ee Britain
Alan Johnson Xoghayaha arrimaha gudaha ee Britain
Britain waxay dalkeeda ka mamnuucday Al shabaab oo ka taliya qaybo ballaaran oo ka tiran koofurta iyo bartmaha Soomaaliya
Latest News:
US: Tababar ciidan Soomaali
4/03/10,
Dawladda mareykanka ilaa iminka, kama qayb galin dadaalka la doonayo in lagu taageero ciidamada Soomaaliya oo ahmiyad
weyn u leh xasiloonida dalka somalia oo 20kii sano
ee la soo dhaafay aan lahayn dawladda shaqeysa
Latest News:
US Supreme Court questions suit against former Somali leader
4/03/10,
WASHINGTON -- The Supreme Court is questioning whether a former prime minister of Somalia can be sued in U.S. courts for allegedly overseeing
killings and other atrocities.
Mohamed Ali Samantar was defense minister and prime minister of Somalia in the 1980s and early 1990s under dictator Siad Barre. But he now
lives in Virginia,
Latest News:
WFP: Cunto la diiday in la qaybiyo
25/02/10,
Afhayeenka WFP Peter Smerdon
Barnaamijka Cuntada Adduunka ee Qaramada Midoobay, WFP, ayaa sheegtay in raashin ay
ugu tala gashay in Afgooye la geeyo, loo diiday in uu maro waddada u
dhexeysa Muqdisho
Latest News:
Somalia: Insurgent Groups At Loggerheads Over Recent Bombings
24/02/10,
Somalia's militant groups are at loggerheads over explosions that targeted their positions in
the restive capital Mogadishu.
Al-Shabaab's spokesman Sheikh Ali Mohammued Raghe aka Ali Dhere pointed the accusing fingers on
Hizbul Islam
Latest News:
Dubai Hamas killing pledge by UK foreign secretary
08/01/10,
Dubai Hamas killing pledge by UK foreign secretary
David Miliband says Britain is asking for answers from Israel
The use of six fake UK passports by the alleged killers of a Hamas commander is an outrage,
David Miliband has said
Latest News:
al-Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday
18/01/10,
Xarakada Shabaab ayaa Dhoobleey horey uga qabsaday Xisbul Islaam
Ugu yaraan toban qof oo u badan dhinacyada dagaallamayay ayaa ku dhintay dagaal culus oo ka dhacay
Dhoobleey
Latest News:
Xildhibaan ka goostay dawlada ku meel gaarka ah oo ku biiray kooxda Al-shabaab
13/2/10,
Baarlamaanka Soomaaliya
Xildhibaan Saalax Nuux Ismaaciil (Badbaado), ayaa ku dhawaaqay in uu ka baxay baarlamaanka ku
meelgaarka ah ee Soomaaliya.
Xildhibaanka, ayaa shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay Muqdisho waxaa ka sheegay in sababaha uu
uga baxay baaralmaanka
Latest News:
India restaurant bomb blast kills eight in Pune
13/2/10,
The restaurant was packed with diners at the time of the blast
At least eight people have been killed and 33 others wounded in a bomb attack on a restaurant in
India's western city of Pune, officials say.
Latest News:
Thousands flee Somalia fighting, says UN refugee agency
13/02/10,
Members of al-Shabab conduct military exercise
Insurgents already control much of Mogadishu and southern Somalia
Thousands of people have fled Somalia's capital, Mogadishu, since Wednesday
Latest News:
ogaden/somali-galbeed region liberation in 1977-1978 unseen british itv news reporting from
ogaden by john snow he now work for channel 4/
warar ku saabsan xoreyntii somali-galbeed oo aydaan horay u arag
03/02/10,
xoreyntii somali-galbeed ama ogaden waxaan idiin soo bandhigeynaa warar ku saabsan qabsashadii
goday iyo jigjiga oo aydaan horey u arag ethiopiyaanka ciidankoodii oo cagaha wax ka dayay markii
ay ciidamii iyo jabhadii somali-galbeed ay weerareen jigjiga iyo godey.
Latest News:
Kenya oo xoojisay sugida amaanka xadka iyaga iyo somalia u dhaxeeya
03/02/10,
Kenya waxay xoojisay ammaanka soohdinta ay la leedahay Soomaaliya, ka dib markii uu soo baxay soo
war sheegaya in dowladda Soomaaliya TFG ay damacsan tahay in ay weerar ku qaaddo kooxaha Islaamiyiinta
ee ka soo horjeeda.
Latest News:
Somali pirates hijack North Korean cargo ship
03/02/10,
NAIROBI, Kenya (AP) — The European Union Naval Force says Somali pirates have hijacked a North Korean
cargo ship with an unknown number of crew onboard
Latest News:
Somali Islamist rebel group al-Shabab has confirmed for the first time that its fighters
01/02/10,
Somali Islamist rebel group al-Shabab has confirmed for the first time that its fighters are aligned with al-Qaeda's global militant campaign.
The group said in a statement that the "jihad of Horn of Africa must be combined with the international jihad led by the al-Qaeda network".
Meanwhile, several people have died in fighting in Mogadishu after government troops shelled militant positions.
Latest News:
African Union says Somalia being ignored
01/02/10,
A call for change rang loud and clear on the first day of the African Union’s summit in Ethiopia.
But the first appeal did not fall in favour of Libya’s leader Muammar Gaddafi who was blocked in his bid to stay on as chairman for another year.
African leaders chose Malawi’s president to succeed him
Latest News:
Caafimaadka Paul iyo Rachel oo u dhashay wadanka ingiriiska oo weli lagu heysto xarardheere
oo ka sii daraya
01/02/10,Lamaanaha u dhashay Britain ee lagu haysto gudaha Soomaaliya kadib markii ay afduubeen
burcad badeed Soomaali ah, ayaa sheegay in si xun ay ula dhaqmeen kooxaha haysta.
Latest News:
US envoy pledges to press Ethiopia on rights
25/01/10,
WASHINGTON — President Barack Obama's nominee to be the next US ambassador to Ethiopia pledged on
Tuesday to press the government in Addis Ababa to improve human rights, free political prisoners
and make upcoming elections fair
Latest News:
Ethiopian plane crashes off Beirut, 90 feared dead
25/01/10,
BEIRUT (Reuters) - All 90 people aboard an Ethiopian Airlines plane were feared dead after it plunged into the Mediterranean, minutes after
taking off from Beirut in stormy weather on Monday.
Flight ET409, a Boeing 737-800, heading for Addis Ababa, disappeared off the radar some five minutes after taking off at 2:37 a.m. (0037 GMT)
during a thunderstorm
Latest News:
Jawaabta dowladda ay ka bixisay hay'ada xuquuda aadanaha u dooda oo tidhi hubka halaga joojiyo
dawlada ku meel gaadhaka somalia
22/01/10,
Cumar Cabdirashiid Sharmarke
Ra'iisul wasaaraha KMG ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay warbixintii ay shalay soo saartay
hey'adda xuquuqda aadanaha
Latest News:
Dagaalka Beledweyne ka socda
22/01/10,
Beledweyne Magaalada dhexdeeda dagaal kama dhicin maanta
Dagaal ka dhacay dulleedka magaalada Beledweyne ayaa saaka waxaa magaalada kula wareegay Xisbul
Islaam iyo Shabaab.
Latest News:
Somali insurgents raid foreign aid offices
22/01/10,
MOGADISHU — Somali Islamist rebels from the Shebab and Hezb al-Islam groups stormed the offices of
international aid agencies in the restive western city of Beledweyn, officials and witnesses said.
Latest News:
2 nin Somali ah iyo nin Eriterian oo lagu dilay Miniapolis
07/01/10,
2 nin oonSoomaali ah iyo nin Eriterian ah ayaa xalay, toogasho lagu dilay, magaalada Minneapolis ee
dalka,
Maraykanka.
Wali lama oga Cida dilkaas geysatey. Hase ahaate Booliiska magaalada Minneapolis ayaa bilaabay
Baadhitaan ay ku samaynayaan arrintaas.
Latest News:
Hay’adda WFP oo gebi’ahaanba isaga baxday Gobolladda Jubbooyinka
08/01/10,
Waxaa gebi ahaanba isaga baxay Goboladda Jubooyinka Hay’adda cunada
aduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano WFP taasoo ay maalmihii u dambeeyay hakisay
shaqooyinkii ay ka heesay guud ahaanba koonfurta soomaaliya
Latest News:
Dagaal ka dhacay Beledweyne
27/12/09,
Magaalada Beledweyne
Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, 11 kalena way ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay
magaalada Beledweyne.
Latest News:
Somalia and Yemen have become the hot spots for jihadist activities and recruitment
27/12/09,
Peter Beaumont
The Observer
Al-Qaida has changed its face and operates from a different base
A few months ago the story about al-Qaida was how, under pressure in Afghanistan and Pakistan, it
had largely been unravelled and its operational abilities degraded. Now, after the attempted
downing of a US jet bound for Detroit
Latest News:
UN sanctions shameful, says Eritrea
23/12/09,
Insurgents control most of Somalia after a year of intense fighting
Eritrea has labelled UN sanctions imposed on Wednesday as shameful, and denied allegations that it
arms Islamist militants in Somalia.
Eritrea's UK ambassador Tesfamichael Gerahtu told the BBC that the sanctions were illegal and would
only worsen the problems in the Horn of Africa.
Latest News:
Ninkii is qarxiyay ee ay arday iyo madax ku dhinteen waxuu ka tagay kuna
noolaa wadanka Denmark
11/12/09,
Most of the dead were reported to have been students
A suicide bomber who killed at least 22 people at a graduation in Somalia was brought up in Denmark,
officials say.
Somali Information Minister Dahir Gelle told the BBC that the bomber's parents, who live in Copenhagen,
identified their son's body from photographs.
Latest News:
Somalia suicide bomber 'was from Denmark'
11/12/09,
Most of the dead were reported to have been students
A suicide bomber who killed at least 22 people at a graduation in Somalia was brought up in Denmark,
officials say.
Somali Information Minister Dahir Gelle told the BBC that the bomber's parents, who live in Copenhagen,
identified their son's body from photographs.
Latest News:
Wasiirro ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Dhaqaatiir, Wariyayaal iyo Arday ku dhintay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
3/12/2009: Inta la xaqiijiyay waxaa geeriyootay seddex wasiir oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Dhaqtar macallin ka ahaa Jaamacadda
Banaadir, labo Wariye oo ka kala tirsan TV-ga Al-Carabiya iyo Idaacadda Shabeelle iyo Arday tiro badan oo maanta diyaar u ahaa in ay qaataan
Shahaaddooyin qalin-jebin
Latest News:
Somalia blames al-Qaida, Somali group for bombing
3/12/2009:
MOGADISHU, Somalia – Somalia's security minister on Friday blamed al-Qaida-linked Islamic militants for a bomb attack that killed 22 people in Mogadishu.
Thursday's bombing ripped through a university graduation ceremony at an upscale hotel in the Somali capital, killing medical students, doctors,
journalists and three government ministers
Latest News:
Ethiopia denies rebels have captured seven towns
By Barry Malone
Monday, November 16, 2009
ADDIS ABABA (Reuters) - Ethiopia on Monday denied that rebels fighting for independence for a region with potentially lucrative oil and gas reserves had seized seven towns near the border with neighbouring Somalia.
The Ogaden National Liberation Front (ONLF) said on Saturday it had taken the towns after almost a week of fierce fighting
Maqaal/article:
Cabdirahman Faroole wuxuu ka shaqaynayaa in xabadda ONLF lagu jeediyo Puntland, ee ma ka oggolaan doonaan Reer Puntland ??
16/11/09,
Ummadda Soomaaliyeed waxaa ku dhacay 20kii sano ee ina soo dhaafay burbur dhan walba ah oo ka ugu darran uu yahay burburka ku dhacay dhaqankii soo jireenka ahaa ee bulshada Soomaaliyeed iyo iyadoo bulshada inteeda badan uu ku dhacay nooc ka mid ah cudurrada maskaxda ku dhaca
Maqaal/article:
The real pirates in Puntland and the accusation of anyone who opposes the piracy and terrorism.
28/10/09,
The PUNTLAND piracy, the instability, the support for terrorism, is the result of world turning blind eye to a system
which is based on one sub clan ruling party of Puntland forever;
and the piracy is based the region where this sub-clan tribe originated: Nugaal & Mudug and the (past and present) presidents of Puntland
Maqaal/article:
FAROOLE IYO RIYAALE OO FULIYAY AMARKII MELES ZENAWI EE AHAA SOMALIDA DEGTA OGADEN SOMALI MA'AHAN
4/11/09, Faroole taliyaha gobolka majeerteenya oo fuliyay amarkii meles zenawi ee ahaa in uu yidhaahdo
somali-galbeed somalida degta somali ma'ahan isaga oo ku biiray taliyaha gobolka isaaq land ee waqooyi Mr.
riyaale oo horay shacabka somali-galbeed dagaal mudo dheer kula jiray
Maqaal/article:
Puntland, the most popular question posed in the streets of Boosaaso.?
4/11/09,
Mohamed somali
Su aasha ugu badan ee ay shacabka reer Boosaasood isla dhex marayaan ayaamahan ayaa ahayd: waxyaabihii aan ka dhaxalay burburkii dowladii dhexe ma sidaan baa inoo danbaysat in Puntland uu
ka taliyo askari Ethopian ah oo uu ka amar qaato madaxwayne ku sheeg Faroole
Maqaal/article:
Cabdullaahi Xasan Cali oo kamid ahaa dhalinyaradii u xidhnayd Faroole oo xabsiga Boosaaso ku geeriyoodey
3/11/09,
Cabdullaahi Xasan Cali oo kamid ahaa dhalinyaradii u xidhnayd Faroole oo xabsiga Boosaaso ku geeriyoodey
War deg deg ah oo goor dhaweyd nasoo gaadhay ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhalinyaradii shanta ahaa ee u xidhnayd maamulka Faroole
Maqaal/article:
Bayaan Ku Saabsan Qiimayn Lagu Sameeyay Xisbiga ONLF
28/10/09, Waxaan wada ogsoonahay ujeedadii loo aasaasay ururka ONLF oo ahayd inuu ururku la wareego mustaqbalka ummadda reer Ogaadeenya kana hoos bixiso halganka ummaddaasi wasaaradihii arimaha dibada iyo gaashaandhiga ee Jamhuuriyadii Soomaaliya.
Halgamayaashii aasaasay ururku waxay ahaayeen niman xooga saaray in qadiyada Ogaden ay noqoto mid maddax bannaan sidii jabhadihii TPLF, EPLF iwm
Latest News:
Congress-ka oo ka doodaya mooshin Somalia ku saabsan
28/10/09,
Mooshinka uu soo bandhigay mudane Donald Payne, ayaa ugu baaqaya maamulka madaxweyne Obama inuu aqoonsi buuxa siiyo
dowladda Sh. Sharif
Mooshinka uu soo bandhigay mudane Donald Payne, ayaa ugu baaqaya maamulka madaxweyne Obama inuu aqoonsi buuxa siiyo
dowladda Sh. Sharif, isla markaana uu safaarad ka furto magaalada Muqdisho,
Latest News:
Somali pirates allow kidnapped couple to phone home
28/10/09,
Paul Chandler, who was kidnapped by Somali pirates, has spoken of the moment he and his wife were taken from their yacht at gunpoint in a phone call from the ship where they are being held hostage.
"I was off watch. I was asleep and men with guns came aboard. It was on Friday last week at 0230."
His brother-in-law, Stephen Collett, 58, confirmed that it was his voice which was heard during the call.
Latest News:
Somalia president escapes surprise attack
28/10/09,
Somalia's president escaped an opportunistic attack by Islamic militants Wednesday as deadly fighting erupted in the center of Mogadishu, officials said.
Sheikh Sharif Sheikh Ahmed was returning from a trip to Yemen when insurgents began firing mortars, resulted in a clash with African Union peacekeepers, the president's director of communications told CNN
Latest News:
Dekedda Weyn ee Magaalada Kismaayo oo dib u howl bilowday
18/10/09, Dekedda weyn ee magaalada Kismaayo oo aysan wax doomo ganacsi ahi ku soo xiran mudo dhan 5 bilood ah ayaa hada waxaa ku xiran ilaa 6 doomood kuwaas oo sida shixnado ganacsi oo kala duwan waxaana ay dekeddu
hadda u muuqataa in ay si rasmi ah u furantay
Latest News:
Alshabaab iyo dawlada oo maanta ku dagaalmay magaalada muqdisho
18/10/09,
Dagaal galabta ka dhacay agagaaraha Isgoyska Dabka ee wadada Maka al-Mukarama ayaa waxa uu dhexmaray ciidamada dowladda oo fariisin ku leh isgoyska iyo kuwa ka tirsan Xarakada al-Shabab.
Latest News:
Madaafiic lagu duqeeyay suuqa Bakaaraha oo dhimasho keenay
16/10/09,
Madaafiic habow ah ayaa saaka ku dhacay qeybo ka tirsan suuqa weyn ee bakaaraha ee Muqdisho.
Madaafiic ku dhacday qeybo ka mid ah suuqa bakaaraha ayaa inta la ogyahay waxaa ku dhintay ilaa 3 qof,
8-kala dhaawacyo ayaa ka soo gaaray
Latest News:
Dagaallo ka dhacay magaalada Muqdisho
16/10/09,
Dagaallo socday muddo kooban ayaa qaar ka tirsan xaafadaha Muqdisho ku dhexmaray ciidamada kala duwan
ee Muqdisho ku sugan.
Dagaalo sababay inta la ogyahay dhimashada 2 qof oo rayid ah ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdishu
Daagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya
Latest News:
How Somalia's legendary Sayid Mohamed Cabdulle Hassan 'Mad Mullah' prefigured the rise of Osama bin
Laden—and the 'forever war' between Islam and the West
10/10/09,
How Somalia's legendary 'Mad Mullah' prefigured the rise of Osama bin
Laden—and the 'forever war' between Islam and the West
At Dul Madoba, which means Black Hill in Somali, a jihadist known to his
enemies as the Mad Mullah enjoyed a great victory in 1913. It is a place and a
moment of legend in these parts, but the site remains as it was, a wilderness
of thorn bushes and termite mounds
The mad mullah who shamed us
AMERICAN troops are now scouting the al-Qa'eda nests of
Somalia. Eighteen US Rangers were murdered in 1993 in Mogadishu, the capital, and America may now settle the