15/02/18, Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa iscasilay, sida laga baahiyay telefishinka qaranka Itoobiya. Ilaa iyo haatan lama sheegin sababta ka dambaysa is casilaadiisa. Hailemariam Desalegn ayaa sidoo kale la sheegay in uu iska casilay gudoomiyanimadii xisbiga haya talada dalkaasi ee People’s Revolutionary Democratic Front. Iscasilaadiisa ayaa ku soo beegmaysa ka dib muddo bilooyiin […]
Jaaliyada ddsi uk oo shir balaadhan ku qabsatay London shirkaas oo ay ku dhisteen gudiga qabanqaabada doorashada jaaliyada waxaa isla shirkaas lagu taageeray ururka gudoomiyaha haweenka Marwo safiyo cismaan in ay tahay gudoomiyaha haweenka ee sharciga ah 2-da sano ee socota.
Continue reading …Daawo doorashadii guud ee jaaliyada ddsi ay ku dooratay gudoomiyaha guud ee jaaliyada ddsi uk waxaana loo doortay cod buuxa Mr:Jamal sheikh ibrahim iyo 2 gudoomiye ku xigeen iyo afayeenka jaaliyada doorashadan ayaa waxay u dhacday si xor iyo xalaal ah waxaana codeeyay dhamaan dadka ka soo jeeda 11-ka gobol ee ddsi
Continue reading …06/01/18, Warkii HCTV jaaliyada ddsi uk oo dhisatay hogaan iyo maamul sare jaaliyada ayaa waxay u dooratay gudoomiyaha guud ee jaaliyada ddsi MR:JAMAAL SHEIKH IBRAHIM (CADE) waxaa kale oo ay jaaliyadu dooratay 2-gudoomiye ku xigeen iyo afhayeenka jaaliayad waxaa la doortay gudoomiye ku xigeenka 1aad MR:MAHDI IBRAHIM gudoomiye ku xigeenka 2aad MR:CALI YUSUF waxaa kale […]
Continue reading …29/12/17, Daawo baroordiiqa dadkii shacabka ahaa ee somalida ee lagu xasuuqay degaanka oromia
Continue reading …28/12/17, Jaaliyada ddsi ee qurbo joogta UK oo qabatay baroordiiq loogu baroordiiqado dadkii lagu xasuuqay degaanka oromia jaaliyada ayaa si wadajir ah ooga tacsidiyaysay dadkii lagu laayay balbaleyti , Awade iyo goobaha kale ee lagu laayay shacabka ddsi ee ku noolaa degaanka oromia dadkan ayaa waxay ku noolaayeen ama degenaayeen in ka badan 200 oo sano. […]
Continue reading …10/12/17, Xaflad baladhan oo loogu dabaal degayo maalinta qawmiyadaha federaalka itoobiya ayaa ka dhacday magaalada London xafladaas ayaa waxaa ka soo qeyb galay golaha mideynta jaaliyada ddsi ee uk oo halkaa wacdaro ka muujiyay. waxaa xafladaas furay oo hadal qiimo badan ka jeediyay safiirka safaarada federaalka itoobiya oo ka hadlay marxaladihii kala duwanaa ee […]
Continue reading …04/12/17, Waxaa habeenkii sabtida ahaa ka dhacay west London Shir balaadhan oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyada dhabta ee dawlad degaanka somalida itoobiya UK, shirkaas ayaa waxuu ajeedadiisu ahayd taageerida gudoomiyaha haweenka Marwo safiyo cismaan iyo dhisida ama magacaabida gudiga qabanqaabada doorashada jaaliyada ddsi ee uk oo uu maamulkii hore ee jaaliyadu uu waqtigoodu dhamaaday 23/05/17 […]
Continue reading …20/11/17, Jaaliyada DDSI ee UK ayaa maanta ka qeyb gashay xaflad balaadhan oo loogu dabaal degayo aasaaskii ururka Amhara ee lagu magacaabo (Amhara National Democratic Movement ) oo ka tirsan ururka talada wadanka haya ee EPRDF kaa soo ka tuuray xukunka kaligii taliyahii Dergiga ee MENGISTE hAILLE MARIAM xisbigan ayaa 37 sano jirsaday safiirka safaarada federaalka […]
Continue reading …15/11/17, Daawo: Jaaliyada ddsi uk oo shir balaadhan ku qabsatay London shirkaas oo ay jaaliyada si cod buuxa, ah u qaadaceen dib isu doorashadii sharci darada aheyd ee ay ku talaabsadeen maamulkii hore ee jaaliyada, ee uu waqtigoodu dhamaaday. kooxdan ayaa waxay ku shireen si qarsoodi ah mukhaayada Blue ocean waxayna u yeedheen 10 ruux […]
Continue reading …10/11/17, Waxaa habeenkii khamissta ahaa 9/11/17, ay jaaliyada ddsi ee uk ay shir balaadhan ku yeelatay magaalada London shirkaas oo ku sabasanaa sidii go’aan loo dhan yahay looga soo saaro dib isu doorashada sharci darada ah ee ay ku kaceen maamulkii hore ee jaaliyada ee uu waqtigoodu dhamaaday. maamulkii hore ee jaaliyada waqtigoodu dhamaaday ayaa […]
Continue reading …04/11/17, Warbixin Muhiim ah oo ku saabsan jaaliyada ddsi ee uk sida aad lawada socotiin jaaliyada ddsi ee uk waxay mudo dheer ku jirtay buuq iyo jaho wareer taasi oo ka dhalatay xukun jecleysi iyo dano gaar ah. odayaal u dhashay degaanka oo uu hormuud u yahay Jamaal xaaji siraad ayaa dhawr goor isku […]
Continue reading …Image captionQaraxa ayaa lagu tilmaamay kii ugu xoogga badnaa ee Muqidisho ka dhaca 16/10/17, Waxaa sii koradhay tirada dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay magaaladda Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Waxaa soo baxaysa imika in qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho shalay uu ahaa kii ugu xumaa ee soo mara magaladaasi. Saraakisha ayaa waxa ay sheegayaan in […]
Continue reading …02/10/17, Ugu yaraan 58 ruux ayaa ku dhintay 400 kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray toogasho ka dhacday bandhig faneed lagu qabanayay magaalada Las Vegas ee dalka Maraykanka. Qof hubaysan ayaa rasaas ku furay barxadii uu bandhiggu ka socday oo ku taalla hoteelka Mandalay Bay Nin hubeysnaa oo lagu magacaabay Stephen Paddock oo 64-sano jir […]
Continue reading …22/09/17,DAAWO S/Afrika Jaaliyadda DDSI Xaflad Lagu Taageeri Go’aamadii Kasoo Baxay DDSI Iyo Tacsi Loo Diray Shacabka DDSI
Continue reading …18/09/17, Tacsi inaa lillah wa inaa illahi raajucuun Qaar ka mid ah waxgaradka jaaliyada ddsi ee UK ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka dhinteen dadkii somaliyeed ee sida xaqdarada ah ay Oramadu oogu laayen degaankooda waxay oromada ku leysay dad somaliyeed oo ka soo jeeda ddsi . waxaa […]
Continue reading …15ka September 2017, Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay xabaalaha gidhibka ee caasimada deegaanka jigjiga dadkii shacabka somalida ahaa ee sida axmuqnimada ah loogu xasuuqay hawaday ee deegaanka oromada dadkaasi oo ay tiradoodu dhantahay 40 qof ayaa maanta waxa lagu aasay xabaalaha gidhibka 18 qof. Waxaana aaskan qaran oo aan […]
Continue reading …16/09/17, Dawlada federaalka itoobiya ayaa ciidan u direysa degaanka oromada ee ay ku laayeen dad shacab ah oo somali ah oo u dhashay degaanka somalida itoobiya. maamulka sare ee degaanka somalida ayaa sheegay in lagu dilay 50 ruux magaalada Aweday oo ay dileen oromada gadoodsan oo u dilay dadkan shacabka si arxan daro ah. laakiin maamulka […]
Continue reading …1609/17, Ethiopia’s government said Friday it is sending troops to a region where deadly clashes have broken out between Oromo and Somali ethnic groups. Somali regional officials say more than 50 people were killed in an attack against ethnic Somalis in the Oromia town of Aweday on Tuesday. Oromia regional officials say 18 were killed. […]
Continue reading …09/09/17, Amiirka dalka Qatar ayaa taleefanka kula xiriiray dhaxal-sugaha boqortooyada Sucuudiga si uu ugala hadlo dhibaatada soo foodsaartay xiriirkii ka dhaxeeyay labadooda dal taas oo qaadatay muddo dhowr bilood ah. Wadahadalka telefoonka ku dhexmaray Amiirka Qatar, Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani iyo dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa ahaa kii ugu horreeyay ee […]
Continue reading …01/09/17, Ciid mubarak dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee Ogadennews.com waxaan illahay ooga baryaynaa akhristayaashaanada in ciidan ciideeda uu illaahay ku gaadhsiiyo bash, bash iyo barwaaqo kulu sana wa antum bil kheyr. ogadennews waxay markasta idiin soo gudbisaa wararka kala duwan ee ka dhaca aduunweynaha gaar ahaan dawlad degaanka somalida itoobiya.
Continue reading …17/08/17, Ciidanka militariga mareykanka ayaa sheegay in weerar diyaaradeed maanta ku dileen 7 ka mid ah kooxda argagixisada ee al-shabaab maamulka Trump ayaa waxay kordhiyeen weerarada lagula dagaalamayo kooxaha argagixisada ee ka dagaalama Afrika. afhayeenka ciidanka mareykanka ayaa sheegay in laba weerar oo ay qaadeen maalintii arabacada iyo khamiista kuna qaadeen kooxda argagixisada ee ka dagaalama jilib oo u […]
Continue reading …12/08/17, Tartankii doorashada madaxweyanaha kenya ayaa waxaa ku guuleystay Uhuru Kenyatta oo ahaa ahaa madaxweynaha 5-tii sano ee la soo dhaafay doorashadan ayaa waxaa la tartamayay raila odinga oo lagaga guuleystay doorashada raila odinga ayaa sheegay in doorashada in lagu shubtay oo la badalay natiijada iyada ooo hacking lagu sameeyay kombuutaradii doorashada sida uu sheegay railla […]
Continue reading …