Home » Entries posted by ahmed123 (Page 3)
Entries posted by ahmed123
Fort Lauderdale airport shooting: Five people shot dead by Florida gunman

06/01/2017, Five people have been shot dead by a gunman at Fort Lauderdale airport in Florida, say officials. It happened at the baggage claim area in Terminal 2, just before 1300 local time (1800 GMT), the airport confirmed. Five people were killed, eight injured and one person was unharmed in custody, said police and local […]

Continue reading …
Hambalyo waxaa meherkooda uu ka dhacay magaalada London Mr: Cabdicasiis sheikh Ahmed Nuur  iyo Warda sheikh Ahmed wali

Hambalyo,Hambalyo waxaan halkan ooga hambalyeyneynaa Mr:Cabdicasiis Sheikh Ahmed Nuur iyo xaaskiisa Warda Sheikh Ahmed Wali oo meherkooda ka dhacay magaalada London Gaar ahaan xaafada west London meherkaas oo ay ka soo qeyb galeen dad aad u fara badan waxaana looga yimid magaalooyinka kala ah Birmingham,Leeds,leister iyo multikeenis iyo meelo kale. Meherkan Ayaa Ahaa mid si […]

Continue reading …
weerar uu qaaday nin waday baabuur waaweyn isaga oo galay suuq weyn oo Berlin kuyaala waxuuna halkaa ku dilay 9 ruux 50 kalena ay ku dhaawacmeen

19/12/16, Weerar uu geystay nin waday baabuurta waaweyn ee xamuulka isaga oo galay suuq weyn oo lagu iibiyo qalabka kirismaska isaga oo jiidhsiiyay baabuurka dad shacabka ah oo suuqa ka adeeganayay waxaana halkaa ku dhintay 9 ruux sida ay booliiska sheegeen waxaana weerarkaa ku dhaawacmay in k abadan 50 ruux booliiska wadanka germay ayaa sheegay […]

Continue reading …
Safiirkii Ruushka ufadhiyay Turkiga oo la toogtay

20/12/16 Safiirkii ruushka u fadhiyay wadanka turkiga ayaa maanta lagu toogatay  munaasabad bandhig gallery aheyd  ee ankara nink dilka geystay ayay wararku sheegayaan in uu ka tirsanaa ciidanka booliiska wadanka turkiga ninka dilka geystay ayaa ku dhawaaqayay “allahu akbae” iyo tani waa seyria faragalinteeda aleppo ayaan u dhamanayaa aduguna halkan ayaad ku dhimaneysaa ninkii dableyda […]

Continue reading …
Weerar nin dablay ah uu ku qaaday xarunta muslimka ee switzerland oo 3 ruux oo Somali ah ay ku dhaawacmeen

20/12/16, Nin dabley ah ayaa weerar ku qaaday masaajid ku yaala wadanka Switzerland oo uu ku dhaawacay 3 ruux oo somali ah xili ay ku jireen salaad maqrib ninkii danbiilaha ahaa oo bistoolad watay ayaa goobtii uu weerarka ka geystay ka baxsaday  waxaana meydkiisa laga helay meel aan ka fogeyn masaajidka isaga oo is dilay […]

Continue reading …
Daawo xadladii 11aad ee qawmiyadaha itoobiya oo ka dhacday safaarada federaalka itoobiya London

  `14/12/16,Xafladii 11aad ee Qawmiyadaha ethiopia oo ka dhacday London waxaa ka soo qeyb galay dhamaan qawmiyadaha ethiopia xafladuna si fiican ayay u dhacday waxaa idiin soo diyaariyay Hay’ada samafalka ee Quman internationa development association (QIDA)

Continue reading …
Kaligii taliyihii wadanka Kuba Fidal castro ayaa maanta ku dhintay cisbitaal uu mudo ku xanuunsanaa

26/11/2016, Kaligii taliyahii wadanka kuba Fidel castro oo maanta ku geeriyooday cisbitaal uu mudo ku jiray Havana Fidel castro ayaa hayay xukunka Kuba 49 sano waxuuna qabsaday xukunka isaga oo 32 sano jira waxuuna ku qabsaday jabhadnimo waxuuna wadanka ka dhigay socalism ama hanti wadaag waxuuna la xidhay wadanka ruushka oo aad oogu dhawaa. Fidel […]

Continue reading …
Qarax bamb ayaa dilay in ka badan 70 shiico ah oo siyaaranaysay

24/11/2016  Qarax bamm ayaa lagu dilay in ka badan 70 ruux dad siyaaranaysay oo shiico ah qaraxaas oo ka dhacay jidka qaraxaas ayaa lala beegsaday saldhig batrool iyo muqaayad oo  u dhawaa al-hila oo koonfur ka xigta baqdaad. jidka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ka buuxay dad a soo noqonayay siyaarada arbaciin oo ka […]

Continue reading …
DAAWO: Ururka Haweenka DDSI  ee Sacuudiga oo Taageeray Shirweynihii 9aad XDSHSI Ee Maraacaato

10/11/16,Hoos ka daawo  Ururka Haweenka DDSI ee wadanka Sacuudiga oo Taageeray Shirweynihii 9aad XDSHSI Ee Maraacaato waxaana xafladaa soo qabanqaabiyay gudoomiyaha ururka haweenka DDSI ee dalka Sacuudi Arabiya xafaladan ayaa ka dhacday magaalada Damaam waxaana ka soo qeyb galay xubnaha ururkaas laguna taageerayay xisbga dimuquraadiga shacabka somalida itoobiya (XDSHSI) oo dhowaan lagu qabtay magaalada maraacaato […]

Continue reading …
Trump ayaa ku guuleystay doorashadii madaxweynaha mareykanka

09/11/16, buy cialis Trump ayaa noqday madaxweynihii 45-aad ee MaraykankaTrump ayaa 538 cod ee gobolada dalka ka helay 278, waxa uuna u baahnaa in uu helo oo kaliya 270 si uu u guuleysto.Guushiisa ayaa waxa u sahlay codadka uu ka helay gobolada Florida, Ohio iyo North Carolina.Trump ayaa dadka Mareykanka u sheegay in la joogo […]

Continue reading …
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Oo Wasiiro Cusub Magacaabay & Xilka Qaadis Wasiiro

 02/11/16, generic viagra Raysal wasaaraha dalka mudane Hailemariam Desalegn ayaa baarlamaanka hortooda kaga  dhawaaqay xubno kabaneega  ama wasiiro cusub. Islamarkaana baarlamaanka ayaa ansixiyay xubnahan kabaneega ama wasiiro isugu jira. Haddaba waa kuwan magacayadii wasiirada cusbaa ee lagu dhawaaqay: Dr. Workineh Gebayehu-                   Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Mr. Tagesse Chafo                          Wasiirka Wasaarada Adeega Shacabka Iyo Cududa Shaqaalaha Dr. […]

Continue reading …
Qaramada Midoobay oo ka hadashay Saameynta bixitaanka ciidamada Itoobiya

28/10/16, best viagra Hay’ada gargaaraka ee qaramada midoobay  ayaa warabixin kasoo saaray xaalada bani aadnimo ee ka dhalatay ka bixitaanka ciidamada shisheeye ee gobolo Soomaliya ka tirsan Waxaanay sheegeen in laga soo bilaabo July 2016 , ciidamada Shabaabka ay la wareegeen sideed meelood oo ka tirsan Galgaduud, Hiiraan , iyo Bakool kadib markii halkaasi ay […]

Continue reading …
Kumanaan ruux ayaa ka qaxday Moosil oo u gudubtay dhanka Suuriya

  19/10/16, cialis usa Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay waxay sheegeysaa in in kabadan 900 oo qof ay ka qexeen magaalada Moosil ee dalka Ciraaq. Dadkaasi ayay hay’adu sheegtay inay ka gudbeen xuduudda Ciraaq ay la wadaagto dalka Suuriya. Waa markii ugu horreysay ee la xaqiijiyo in dad badan ay ka qaxayaan Moosil tan iyo […]

Continue reading …
Maamulada galmudug iyo pubtland ayaa beeniyay in ethiopia ay heshiisay

19/10/16, generic cialis Dad badan ayaa ka qaxay Gaalkacyo kaddib markuu dagaalka bilowday Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay beeniyeen in Itoobiya ay heshiis dhex dhigtay oo ku saabsan dagaalkii Gaalkacyo. Wasiirka amniga ee Galmudug ayaa sheegtay in saraakiil ka socda Itoobiya ay heshiisiiyeen maamullada Puntland iyo Galmudug oo dhowaan ku dagaallamay Gaalkacyo. Wasiirka […]

Continue reading …
sawiradii banaanbixii looga soo horjeeday ururada argagixisada ee Ginnbot-7,onag iyo ubbo

     

Continue reading …
Itoobiya oo ku dhawaaqday xaalad degdeg ama bandoow

    9/10/16, cialis usa Dawlada  Itoobiya ayaa ku dhawaaqday Lix bilood oo xaalad degdeg ah, best viagra ka dib muddo bilooyin ah oo ay socdeen banaanbaxyo rabshado wata oo xukuumadda looga soo hor jeedo, kuwaasoo ruxay gobolka dalkaas ugu weyn ee Oromiya iyo amahara Image copyrightREUTERSDad  badan ayaa dhintay istii ay socotay xaflad-dhaqameed ay […]

Continue reading …
Daawo : Banaanbax balaadhan oo looga soo horjeedo ururada argagixisada ee Ginbot-7,Onag,Ubbo iyo waxii la hal maala

2/10/16, cialis sales Hoos ka daawo banaanbixii oo dhameystiran Banaanbax balaadhan oo looga soo horjeedo ururada argagixisada ah ee GiNBOOt7, buy cialis ONAG IYO UBBO ayaa ka dhacay magaalada London  high park banaanbaxaas ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan jaaliyada DDSI ee UK  waxaana looga kala yimid Birmingham,leicter,leeds iyo meelo kale waana banaanbixii oogu weynaa […]

Continue reading …
Daawo banaanbixii looga soo horjeeday ururada nabad diidka ah ee Ginbot-7,onag,ubbo and al-qushaash

27/09/2016, viagra usa Halkan ka daawo banaanbax balaadhan oo looga soo horjeedo kooxaha nabad diidka ee Ginbot-7,onag,ubbo iyo waxii la hal maala banaanbaxan ayaa waxaa qabtay jaaliyada ddsi ee UK waxaana looga yimid Birmingham,leicter,manchester,leeds waxaana ka soo qeyb galay banaanbaxan dad aad u badan oo aad ay shucuurtoodu u kacsan tahay waxayna ku dhawaaqayeen Ginbot-7,unag […]

Continue reading …
Banaanbax balaadhan oo looga soo horjeedo ururada argagixisada ee Ginbot-7,ONAG , UBO iyo AL-Qushaash

24//09/16, cialis Waxaa maanta ka dhacay magaalada London banaanbax ballaadhan oo aan loo kala hadhin banaanbaxaas oo looga soo horjeedo ururada argagixisada ee Ginbot,Onag,UBBO iyo AL-Qushaash, baanaanbaxan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan beelweynta DDSI ee UK, waxaana looga yimid Birmingham,lester iyo Leeds, banaanbaxan ayaa ku bilowday jawi fiican kuna dhamaaday jawi fiican shacabkii […]

Continue reading …
Banaanbaxyo wata qalalaase ayaa lagu gubay baarlamaanka wadanka Gabon

01/09/16, generic cialis Banaanbaxyo watat Rabshado ayaa dalka Gabon ka bilowday ka dib markii la shaaciyay in dib loo doortay madaxweyne Cali Bongo oo xukunka kala wareegay aabihii ayaa dib loo doortay. Mucaaradka madaxweynaha Gabon, Cali Bongo, ayaa dab qabadsiiyay baarlamaanka dalkaasi. Waxa ay ka caraysan yihiin natiijada doorashadii dalkaasi ka dhacday Sabtidii, oo la […]

Continue reading …
Ciidanka diyaaradaha ee Syria oo duqeeyay kurdishka markii oogu horeysay

10/08/16, viagra sale Dadka ku dhaqan magaalada Al-Xaskah ee dalka Suuriya ayaa BBC-da u sheegay in diyaaradaha dagaalka ee dowladda Suuriya ay maalintii labaad duqeeyeen degmooyin ay maamulaan maleeshiyaadka Kurdiyiinta. Kummanaan qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ka qaxeen guryahooda markii ay billowdeen duqeymihii ugu horreeyay ee ka dhanka ah magaaladaasi. Magaalada Al-Xaskah ayaa […]

Continue reading …
Doorashada somalia dhaceysa dhamaadka oktoober

08/08/16, discount cialis Guddiga heer federal ee doorashada Soomaaliya ayaa iclaamiyey in hawlaha doorashada golayaasha qaranka iyo madaxweynaha ay bilaabanayso 10ka bisha Augus lana soo gabagabeyn doono aakhirka October, waxaana inta u dhexeysa September ilaa oktoobar la dooran doonaa xildhibanada, guddoonka barlamaanka iyo madaxweynaha. Doorashada baarlamaanka iyomadaxweynaha ayaa in mudo ah muran ka taagnaa in […]

Continue reading …
Ismiidaamiye isku Qarxiyay ciidanka midowga Afrika 13 ruux ayaa ku dhimatay qaraxaas

  26/07/16, cialis Kooxda argagixisada ee Alshabaab oo maanta isku qarxiyay afaafka xerada ay degan yihiin ciidanka midowga afrika halkaas oo ay ku dhinteen 13 ruux awooda qaraxaas ayaa waxuu burburiyay muraayadaha madhaarka aadan cade oo u dhawaa goobta uu qaraxu ka dhacay.  booliiska ayaa sheegay in qaraxan ay ka danbeeyeen kooxda argagixisada ee Al-shabaab […]

Continue reading …
Dumar 20 ah ee maydkooda  laga helay doon

21/07/16, viagra generic Hayadda gargaarka caafimaadka ee MSF ayaa sheegtay in shaqaalahooda gurmadka ay heleen labaatan iyo laba mayd oo saaran doon tahriibayaal ay saarnaayeen ee badda Mediterraniyanka. Dhamaan maydka ayaa ahaa dumar intaan hal qof ka hayn. Lama oga sida ay u dhinteen dadka. Dadkii badbaaday ee doonta saarnaa ayaan wali sheegin wixii dhacay […]

Continue reading …
Weerarka argagixisada nin baabuur xamuulka qaada ku laayay dad shacab ah wadanka Faransiiska magaalada NICE
Continue reading …