Home » Entries posted by ahmed123 (Page 6)
Entries posted by ahmed123
Madaxweynaha Turkiga oo diiday in ay raali galin siiyaan ruushka diyaaradii ay ka soo rideen

30/11/15, viagra sale sovaldi Madaxweynaha wadanka turkiga ayaa diiday in uu raali galin ka siiyo wadanka ruushka diiyaradii dagaal ee ay ka soo rideen wiigii hore diyaaradaas oo gashay hawada wadanka Turkiga ka dibna ay ciidanka cirku ay soo rideen labadii baylood ee diyaarada ayaa ku booday baarashuudka mid ka mid ah duuliyaha diyaarada ayaa […]

Continue reading …
Turkiga oo soo riday diyaarad dagaal oo laga leeyahay wadanka ruushka ka dib markii ay hawadooda soo gashay

25/11/15, buy cialis sickness Wadanka Turkiga ciidankiisa cirka ayaa soo riday diyaarad dagaal oo laga leeyahay wadanka ruushka ka dib markii ay si khalad ah u soo gashay hawadooda turkiga ayaa sheegay in ay 10 goor ay u digeen diyaarada ruushka laakiin ay maqli waayeen ka dibna diyaarado dagaal oo Turki ah ay gantaal ku […]

Continue reading …
Laba nin argagixiso ah ayaa maxaabiis u qabsaday 170 ruux wadanka Mali, Bamako huteel

20/11/15, buy viagra viagra sale Laba nin oo danbley ah ayaa maxaabiis u qabsaday 170 ruux oo deganaa huteel ku yaala wadanka Mali labadan ayaa waxay meel ku soo xidheen 140 ruux iyo 30 shaqaale ah labada nin ee dableyda ah ayaa waxay ka tirsanaayeen jabhada mucaaradka ee gacan saarka la leh ururka argagixisada ah […]

Continue reading …
Tasci:Inaa lillahi wa inaa illahi raajucuun waxaa magaalada jigjiga ku geeriyooday wariyahii caanka ahaa Ahmed hassan cawke

Tacsi:Inaa lillahi wa inaa ilaahi raajucuun waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Jigjiga wariyaha caanka ah ee somaliyeed Ahmed Hassan Owke oo 63 jir ahaa cawke waxuu u shaqeyn jiray BBC laanta af-somaliga dhimashada wasiyaha ayaa waxaa xaqiijiyay saaxiibkiis Abdisalam Hareri. Ahmed cawke ayaa waxuu ahaan jiray wariyaha khaaska ah ee madaxweynihii hore ee somalia jaalle […]

Continue reading …
weerar weyn oo argagixiso ah oo loo geystay wadanka faransiiska ayaa waxaa ku dhintay 140 ruux

14/11/2015, viagra unhealthy find Weerar argagixiso oo loo geystay wadanka Faransiiska weerarkaas oo ay qaadeen kooxda argagixisada ee IS weerarka ayaa waxaa geystay 8 ruux oo weerarka ku qadaaday 7 goobood oo kala duwan dadka ku dhintay weerarka aragagixiso dad gaadhaya 140 ruux waxaana dhaawac ah in kabadan 150 ruux. goobaha weerarka ayaa waxaa ka […]

Continue reading …
Qarax weyn oo ismiidaamin ah oo ka dhacay Beirut,Lebnan

12/11/15, viagra usa cialis Laba Qarax oo waaweyn oo ismiidaamin ah oo ka dhacay Beirut, for sale Lubnaan oo ay ku dhinteen 40 ruux in ka badan 200 ay ku dhaawacmeen qaraxan oo lala beegsaday waqooyiga Beirut oo ay degaan shiicada goobta qaraxa lala beegsaday ayaa aheyd meel caan ku ah ganacsiga, dukaamada iyo mukhaayadaha […]

Continue reading …
Abaar ba’an oo ku habsatay waqooyiga ethiopia oo dad ay ku dhinteen

09/11/15, viagra generic tadalafil Abaar ba’an oo ku habsatay qeyb ka mid ah wadanka ethiopia sida ay hay’ada qaramada midoobay ay sheegtay Hay’ada qaramada midoobay ayaa sheegtay in ay in ka badan 15million oo itoobiyaan ah ay u baahan yihiin cawimaad raashin ilaa iyo bilowga sanadka 2016 sababta oo ah iyada oo ay abaar xun […]

Continue reading …
Kooxda Al-shedaan oo hutaalka Sahafi ee mogadishu weeraray saaka kuna dilay 15 ruux

01/11/15, buy viagra advice buy cialis Kooxda al-sheydaan ayaa saaka weeraray huteelka Sahafi ee mugadishu halkaas oo ay ku dileen 15 ruux oo uu kujiro jeneraalkii hore ee ciidamada somalia Abdikarim Dhagabadan, viagra iyo xildhibaan baarlamaanka somalia Abdi Mohamed Abtidon iyo ninkii iska lahaa huteelka Abdirashid Ilqeyte ka mid ahaa dagaalka huteelka ee u dhaxeeyay […]

Continue reading …
Diyaarad laga leeyahay wadanka Ruushka oo maanta ku burburtay Sinai, Masar oo ay ku dhinteen 224 ruux

31/10/15, cialis canada healing Diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay wadank ruushka ayaa saaka saacadu markii ay aheyd 5:00 am subaxnimo ku burburtay sinia wadanka Masar dhamaan dadkii saarnaa ayaa ku dhintay burburka diyaarada dadka saarnaa diyaarada ayaa 17 waxay ahaayeen ciyaal inta kalena dad waaweyn dadka diyaarada saarnaa ayaa waxay u badnaayeen dad ruush […]

Continue reading …
Maamulka Hargeysa oo jaho wareer siyaasadeed ku habsaday ka dib markii ay 12 wasiiro iyo madax sare ay is casileen

27/10/15, cialis viagra Maamulka Hargeysa ee la magac baxay (Somaliland) ayaa waxaa soo wajahay khal khal siyaasadeed ilaa iyo intii la aas aasay sanadkii 1991 khalkhalkaa siyaasadeed ayaa bilowday ka dib markii ay iscasileen madax sare oo isugu jirta wasiiro iyo maareeyayaal gaadhaya 12 wasiirada is casilay ayaa waxaa ka mid ah wasiirka arimaha dibada, […]

Continue reading …
Cunaqabateyntii hub ee saarneyd somalia oo la kordhiyay

24/10/2015, viagra buy health Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay ayaa kordhiyey xayiraadda hubka ee saarneyd Soomaaliya ilaa iyo sanadka danbe bisha November 2016. Qaraarka ayaa waxaa u codeeyey 14 dal, generic viagra sovaldi halka Venezuela ay ka aamustay. Goluhu wuxuu kaloo kordhiyey hawsha kooxda Qaramada midoobay ee u qaabilsan la socodka arrimaha Somalia iyo Eritrea […]

Continue reading …
Kenya ayaa waxay soo saartay qaadkii oo cabitaan ah oo dhalo ku jira iyo isagoo jaamka rootiga la marsado laga sameeyay waa masiibo cusub

Dowlada Kenya Waxay Soo Bandhigtay Khaadkii La joojiyey oo loo badalay cabitaan waxaana iska kaashaday sameynta cabitaanka qaadka laga sameeyay ganacsato ingiriis iyo kenyan cabitaankan qaadka laga sameeyay ayaa waxuu leeyahay dhibaato la mid ah qaadka isaga oo caleen ah ee la cuno waxaana logu taala galay in loo dhoofiyo wadamada yurub goor dhaw taasi […]

Continue reading …
Laba nin oo Falastiiniyiin ah oo lagu dilay Hebron

17/10/15, discount cialis search Ciidamada ammaanka Israel, thumb ayaa sheegay in labo Falastiiniyiin ah la dilay ka dib markii ay isku dayeen in ay weeraraan qof Israeli ah subaxnimadii sabtida. Waxay sheegeen in nin Israeli ah uu ku toogtay Falastiini dhowr iyo toban jir ahaa magaalada Hebron ee daanta galbeed, kaddib markii uu isku dayay […]

Continue reading …
Soomaaliya oo diiday in heshiis daris ah lagu dhameeyo muranka bada somalia iyo kenya

10/10/15, cialis generic salve dawlada somalia ayaa diiday codsi ka yimid dawlada kenya kaa soo ahaa in muranka bada ee labada wadan lagu xaliyo si xeer hoosaad ah oo ay somalia joojiso dacwada ay ka furtay maxkamada Hague ee wadanka Holland. Xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya, ask Axmed Cali Daahir, doctor waxaa uu sheegay in […]

Continue reading …
Ismiidaamis qarax oo lala beegasaday banaanbax lagu taageerayay nabada ayaa waxaa ku dhimatay 95 ruux

10/10/15, viagra generic levitra laba ismiidaamis oo lala beegsaday dad badan oo taageerayay nabada ayaa waxaa ku dhintay dad gaadhaya 95 ruux waxaana ku dhaawacmay in kabadan 200 oo ruux waana qaraxii oogu xumaa ee ka dhaca wadanka turkiga mudo sanado ah tani oo dhalin karta colaad ka dhex abuuranta shacabka turkiga. ilaa iyo hada […]

Continue reading …
tani waa dhamaadkii kooxda argagixisada ee ISIS syria ruushka ayaa sheegay in ay dirayaan ciidan ka kooban 150,000 oo la dagaalama ISIS

04/10/15, cialis generic hospital Madaxweynaha wadanka ruushka VLADIMIR Putin ayaa sheegay in uu dirayo ciidan ka kooban 150, cialis sales sale 000 oo askari si ay u tirtiraan kooxda argagixisada ee ISIS si kama danbeys ah madaxweyanaha ruushka ayaa sheegay in ay qabanayaan caasimada kooxda aragagixisada ee RAQQA iyo meelaha laga soo saaro batroolka iyo […]

Continue reading …
Inaa lillahi wa inaa illaahi raajucuun Canbaro jaamac xirsi amaan oo maanta ku geeriyootay magaalada qabridahare marxuumada waa ilma cumar gabose hooyadood

01/01/15, cialis sales search Inaa lillahi wa inaa illaahi raajucuun Canbaro jaamac xirsi amaan oo maanta ku geeriyootay magaalada qabridahare marxuumada waa hooyada ilmo cumar gabose (Abdullahi omar gabose) waxaanan illaahay ooga baryeynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo dhamaan qaraabadii iyo eheladii ay ka geeriyootay marxuumada oo maanta lagu aasay magaalada qabridahar. halkan […]

Continue reading …
Jaaliyada ddsi ee UK oo maanta shir ku yeelatay safaarada federaalka itoobiya

26/09/15, viagra buy sales Jaaliyada UK ayaa maanta shir balaadhan ku yeelatay safaarada federaalka itoobiya shirkaas oo ay ka soo qeyb galeen dad badan shirkan ayaa waxaa ku saabsanaa 4 qodob oo ay ka mid ahaayeen 1) warbixin xaalada guud ee dalka iyo socdaalkii gudoomiyahu uu ku tagay dalkii kana warbixiyay horumarka iyo nabad galyada […]

Continue reading …
Tirada dadka ku dhintay is dardarkii xajka ayaa hada waxay mareysaa 769 waxaa somali ah 8 ruux

26/09/15, buy viagra drugstore Wararka naga soo gaadhaya wadanka Saudi-arabia ayaa sheegaya in tirada dadku ku dhintay is dardarkii xajka ay hada kor u dhaaftay 769 ruux wararku waxay sheegayaan in ay dadka ku dhintay ay 8 ruux somali ahaayeen qaarna wali lala yahay waa shilkii dhimasho ee ugu xumaa mudo 25 sanadood ah. Saudi […]

Continue reading …
CIID MUBAARAK DHAMAAN AKHRISTAYAASHA ogadennews.com

23/09/15, viagra sale viagra Maamulka sare iyo qorayaasha websitkan waxay halkan hambalyada munaasabada Ciidul- Adxa ooga dirayaan dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee ogadennews.com iyo shacabka somaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaanan illaahay ooga baryeynaa in ciidan ciideeda uu illahay ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo. CIID MUBARAK CIID MUBARAK Maamulka ogadennews

Continue reading …
2 million oo xujay ah ayaa maanta taagnaa banka weyn ee carafa

23/09/In ka badan 2 Million oo muslimiin ah ayaa maanta taaganaa banka weyn ee carafa si ay u bilaabaan xajkooda carafa oo ka horeysa Eid al-dhaha oo barito looga dabaal dagayo aduun weynaha dadka xujeyda ah oo xidhan laba go oo cad cad ayaa waxay maanta yimaadeen buurta carafa halkaas oo aheyd halkii uu nabi […]

Continue reading …
Kooxda al-shabaab ayaa baabuur banbaano laga soo buuxiyay ku weerartay villa somalia

21/09/15, cialis sale pilule Kooxda al-shabaab oo baabuur banbaano laga soo buuxiyay ku weeraray guriga madaxweynaha somalia villa somalia waxaana qaraxaas ku dhintay 4 ruux sida ay booliisku sheegeen. ali hussein oo ah askari booliis ah ayaa sheegay in qaraxii ka firdhay baabuurka ay dhaawaceen ilaa 12 ruux oo kale ninka booliiska ah ayaa sheegay […]

Continue reading …
Deadly car blast targets Somalia presidential palace

21/09/15, cialis sales no rx A car bomb has exploded at the gate of the compound of the presidential palace in Somalia’s capital Mogadishu, killing at least four people, police said. Ali Hussein, a police officer, told the Reuters news agency that more than a dozen were also wounded after the assailant rammed the vehicle […]

Continue reading …
Ethiopia oo soo saari doonta gaaska dabiiciga ah ee Ogaden sanadka 2018

17/09/15, cialis generic viagra Wararka ka imaanaya Addisababa caasimada ethiopia ayaa sheegaya in ay soo saari doonaan gaaska dabiiciga ee Ogaden, dawlad degaanka somalida itoobiya sanadka 2018 taasi oo la soo saari doono sanad kasta 40 billion gallons sidaas oo ay sheegeen kambaniga shiinaha ee qodaya gaaska shiinaha ayaa maal galiyay qodida gaaska lacag dhan […]

Continue reading …
Ethiopia targets gas production

16/09/15, cialis generic sick Addis Ababa – Ethiopia is set to be a natural gas producer by 2018, cialis recipe pumping about 40 billion gallons annually, cialis sale according to a Chinese company which has invested $5 billion in the project. Huang Geming, vice president of China Poly Technology, told the state-run Ethiopian News Agency […]

Continue reading …