Home » Archives by category » Wararka caalamka
Ugu yaraan 276 ku dhimatay qaraxii Muqdisho

Ugu yaraan 276 ku dhimatay qaraxii Muqdisho

Image captionQaraxa ayaa lagu tilmaamay kii ugu xoogga badnaa ee Muqidisho ka dhaca 16/10/17, Waxaa sii koradhay tirada dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay magaaladda Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Waxaa soo baxaysa imika in qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho shalay uu ahaa kii ugu xumaa ee soo mara magaladaasi. Saraakisha ayaa waxa ay sheegayaan in […]

In kabadan 58 ruux oo lagu toogtay dalka Mareykanka

02/10/17, Ugu yaraan 58 ruux ayaa ku dhintay 400 kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray toogasho ka dhacday bandhig faneed lagu qabanayay magaalada Las Vegas ee dalka Maraykanka. Qof hubaysan ayaa rasaas ku furay barxadii uu bandhiggu ka socday oo ku taalla hoteelka Mandalay Bay Nin hubeysnaa oo lagu magacaabay Stephen Paddock oo 64-sano jir […]

Continue reading …
Daawo Jaaliyada Sweden oo ka tacsidiyaysay gumaadkii loo geystay dadkii somaliyeed ee lagu laayay  Oromada degaankeeda
Continue reading …
DAAWO S/Afrika Jaaliyadda DDSI Xaflad Lagu Taageeri Go’aamadii Kasoo Baxay DDSI Iyo Tacsi Loo Diray Shacabka DDSI

  22/09/17,DAAWO S/Afrika Jaaliyadda DDSI Xaflad Lagu Taageeri Go’aamadii Kasoo Baxay DDSI Iyo Tacsi Loo Diray Shacabka DDSI

Continue reading …
DAAWO: Waxgaradka jaaliyada ddsi ee UK ayaa waxay dirayaan Tacsi dadkii lagu laayay degaanka Oromada

18/09/17, Tacsi inaa lillah wa inaa illahi raajucuun  Qaar ka mid ah waxgaradka jaaliyada ddsi ee UK ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka dhinteen dadkii somaliyeed ee sida xaqdarada ah ay Oramadu oogu laayen degaankooda waxay oromada ku leysay dad somaliyeed oo ka soo jeeda ddsi . waxaa […]

Continue reading …
Inaalilaa Wa Inaa illahi Raajicuun Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Shacabkii somalida ahaa ee Lagu Xasuuqay Awaday.

15ka September 2017, Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa maanta aas qaran  loogu sameeyay xabaalaha gidhibka ee caasimada deegaanka jigjiga   dadkii shacabka somalida ahaa ee sida axmuqnimada  ah loogu xasuuqay hawaday ee deegaanka oromada dadkaasi oo ay tiradoodu dhantahay 40 qof ayaa maanta waxa lagu aasay xabaalaha gidhibka 18 qof. Waxaana aaskan qaran oo aan […]

Continue reading …
Dawlada Federaalka Itoobiya ayaa ciidan u direysa degaanka oromada ee lagu laayay Somalida itoobiya

16/09/17, Dawlada federaalka itoobiya ayaa ciidan u direysa degaanka oromada ee ay ku laayeen dad shacab ah oo somali ah oo u dhashay degaanka somalida itoobiya. maamulka sare ee degaanka somalida ayaa sheegay in lagu dilay 50 ruux magaalada Aweday oo ay dileen oromada gadoodsan oo u dilay dadkan shacabka si arxan daro ah. laakiin maamulka […]

Continue reading …
Hogaamiyayaasha Qatar iyo Sucuudiga oo ka wadahadlay dhibaatada ka dhex aloosan

  09/09/17, Amiirka dalka Qatar ayaa taleefanka kula xiriiray dhaxal-sugaha boqortooyada Sucuudiga si uu ugala hadlo dhibaatada soo foodsaartay xiriirkii ka dhaxeeyay labadooda dal taas oo qaadatay muddo dhowr bilood ah. Wadahadalka telefoonka ku dhexmaray Amiirka Qatar, Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani iyo dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa ahaa kii ugu horreeyay ee […]

Continue reading …
Eid Mubarak dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee Ogadennews

01/09/17, Ciid mubarak dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee Ogadennews.com waxaan illahay ooga baryaynaa akhristayaashaanada in ciidan ciideeda uu illaahay ku gaadhsiiyo bash, bash iyo barwaaqo kulu sana wa antum bil kheyr. ogadennews waxay markasta idiin soo gudbisaa wararka kala duwan ee ka dhaca aduunweynaha gaar ahaan dawlad degaanka somalida itoobiya.  

Continue reading …
Mareykanka oo sheegay in ay weerar diyaaradeed ku dileen 7 ka tirsan ciidan Al-shabaab

17/08/17, Ciidanka militariga mareykanka ayaa sheegay in weerar diyaaradeed maanta ku dileen 7 ka mid ah  kooxda argagixisada ee al-shabaab maamulka Trump ayaa waxay kordhiyeen weerarada lagula dagaalamayo kooxaha argagixisada ee ka dagaalama Afrika. afhayeenka ciidanka mareykanka ayaa sheegay in laba weerar oo ay qaadeen maalintii arabacada iyo khamiista kuna qaadeen kooxda argagixisada ee ka dagaalama jilib oo u […]

Continue reading …
Uhura Kenyatta oo ku guuleystay doorashadii tartanka madaxweynaha Kenya

12/08/17, Tartankii doorashada madaxweyanaha kenya ayaa waxaa ku guuleystay Uhuru Kenyatta oo ahaa ahaa madaxweynaha 5-tii sano ee la soo dhaafay doorashadan ayaa waxaa la tartamayay raila odinga oo lagaga guuleystay doorashada raila odinga ayaa sheegay in doorashada in lagu shubtay oo la badalay natiijada iyada ooo hacking lagu sameeyay kombuutaradii doorashada sida uu sheegay railla […]

Continue reading …
Qarax Muqadishu baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu qarxiyay wadada waxaana ku dhintay 3 ruux

04/08/17, Qarax mugadishu baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa maanta lagu qarxiyay wadada maka al mukarama waxaana qaraxaas ku dhintay 3 ruux dad goobta ka dhawaa ayaa sheegay in ay maqleen qarax xoog badan ka div salaadii cishaha qaraxaas waxaa ku dhaawacmay sida ay wararku sheegayaan dad badan. dadkii arkayay qaraxa ayaa sheegay in baabuurka lagu […]

Continue reading …
Wadanka Turkiga oo sheegay in ay furi doonaan xarunta militariga oogu weyn oo ay ka dhiseen Somalia

03/08/17, Ciidanka turkiga ayaa sheegay in ay bisha sebtember ay furi doonaan xero ciidan oo ay ka dhiseen Somalia xeradan oo noqoneysa xerada ciidan ee oogu weyn ee uu Turkigu ka dhiso meel ka baxsan wadankiisa sida uu wasiirka difaaca somalia sheegay xeradan ayaa la furayaa bilowga bisha Sebtember xaruntaas oo la keeni doono ciidan […]

Continue reading …
Hoos ka daawo Qurbo joogta gobolka dollo oo si fiican loogu soo dhaweeyay madhaarka wiilwaal Jigjiga

02/08/17, Hoos ka daawo qurbo joog badan oo ka soo jeeda gobolka Dollo  ayaa waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay madhaarka caalamiga ah ee garaad wiil waal waxaana soo dhaweeyay Maareeyaha wakaalada qurbo joogta Mr:Badri omas maareeyaha oo saxaafada degaanka la hadlay ayaa waxuu sheegay in ay aad oogu faraxsan yihiin in ay qurbo joog […]

Continue reading …
Dawlada Faransiiska ayaa ku dhawaaqday in si deg deg ah looga qaado cunaqabateynta

16/07/17, wadanka faransiiska ayaa ku dhawaaqay in si deg deg ah cunaqabateynta laga qaado wadanka Qatar cunaqabateynta ayaa waxaa ku soo rogay wadamada kala ah Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Bahrain mudo bill ah iyaga oo ku eedeeyay in ay Qatar taageerto ururada argagixisada iyo xidhiidhka ay la leeyihiin wadanka Iran. wadanka Faransiiska ayaa ku dhawaaqay in sida oogu dhakhsaha badan loo qaado […]

Continue reading …
Israa’iil oo fasaxday in lagu tukado masaajidka Al-Aqsa

16/07/17 Goobta barakaysan ee Xaram Al-Shariif, ee Yuhuudduna u taqaanTemple Mount, ayaa maanta xayiraaddii saarrayd laga qaaday oo dib loo furay ka dib markii ay rabshadihii ka dhacay Jimcihii. Qalalaasahaasi wuxu dhacay ka dib markii laba askari oo booliska Israa’iil ah ay toogteen dabley Carabta dhalashada Israa’iil haysata ah oo markii dambena booliska oo eryanayaa […]

Continue reading …
CiiD Mubarak waxaa maalinta barito lagu dhawaaqay in ay tahay ciid oo bishii laga arkay Saudi-arabi iyo Qatar

Ciid mubarak waxaa laga arakay bishii wadamo badan oo muslim oo ay ka mid yihiin Saudi-arabia,Qatar,UAE,Malaysia iyo wadamo kale oo badan maalinta barito ah oo Axad ah bishuna tahay 25/06/17 ayaa lagu dhawaaqay in ay tahay dabaaldegii ciidul fitriga. dhamaan maamulka iyo shaqaalaha websitka ogadennews.com waxay akhristayaashooda sharafta leh oogu tahnidiyaynayaan maalinta barakeysan ee Eidul fitrika in ay ku […]

Continue reading …
Theresa May “oo aan iscasili doonin” natiijada awgeed

09/06/2017, Theresa May oo la kulmaysa cadaadis ka dib natiijadii aan wanaagsaneyn ee ay ka heshay doorashada waxay lumisay 12 MP  Ra’iisul wasaaraha Britain, Theresa May, ayaan iscasili doonin ka dib markii uu xisbigeeda muxaafidka ku lumiyay aqlabiyadda uu ku lahaa baarlamaanka doorashadii Khamiistii ka dhacday dalkaasi, sida ay ogaatay BBC. Theresa May ayaa ku […]

Continue reading …
Kooxda al-shabaab oo sheegatay in ay kaa danbeeyeen qaraxii xarunta booliiska ee kismaayo

  5/05/17, kooxda aragagixisada ee al-shabaab ayaa sheegaty in ay ka danbeeyeen qarixii loo geystay booliis isteeshimka kismaayo maalintii khamiista ayaa kooxda al-shabaab waxay ku qarxiyeen banbaano xerada booliiska halkaas oo uu ku dhintay hal askari dhawr ruux oo kalena ay ku dhaawacmeen  laakiin kooxda argagixisada ayaa sheegay in ay halkaa ku dileen afar askari laakiin ay dawlada jubaland ay qarineyso. kooxda al-shabaab ayaa waxaa […]

Continue reading …
Ra’isalwasaaraha Afghanistan oo weerar ka badbaaday

  04/06/2017, Dadkii goobta ku sugnaa ayaa kala cararay markii uu goobta qaraxa dhacay Ra’isalwasaaraha ahna madaxweyne kuxigeenka Afgaanistaan Cabdullah Cabdullah, ayaa ka badbaaday weerar dhimasho dhaliyey oo ka dhacay goob uu uga qeybgalayay aas ka socday magaalada caasimadda ah ee Kabul. Sarkaal ka tirsan wasaaradda caafimaadka ee dalkaasi ayaa BBC u sheegay in 6 […]

Continue reading …
Weerarkii argagixisada London oo ay dhimashadu sii korodhay

04/05/17, Booliska magaalada London ayaa sheegay in ay rumaysan yihiin in todoba qof ay ku dhinteen 48 kalena ay ku dhaawacmeen wax ay ku tilmaameen fal argagixiso oo xalay ka dhacay magaaladaasi. Saddex qof oo looga shakisan yahay in ay ahaayeen dadkii weerarka fuliyay ayaa waxaa toogasho ku dilay booliska. Weerarka ayaa bilowday ka dib […]

Continue reading …
Dr: Tedros oo ku guuleystay agaasimaha guud ee hay’ada caafimaadka aduunka (WHO)

25/05/2017, Dr: Tedros oo ku guuleystay jagada agaasimaha  guud ( director general)  ee hay’ada caafimaadka aduunka (WHO) Dr.Tedros ayaa noqday masuulkii oogu horeeyay ee ka soo jeeda qaarada Africa ee ku guuleysta jagada agaasimaha guud ee WHO Dr.Tedros adhanom ayaa ahaan jiray wasiirka arimaha dibada ee Ethiopia waxaa kale oo uu ahaan jiray wasiirka caafimaadka itoobiya   […]

Continue reading …
Maamulka sare ee hay’ada QIDA oo caawa kulan la yeelatay madaxweynaha maamul goboleedka jubaland

16/05/17, Maamulka sare ee hay’ada Quman international development associationa ayaa caawa kulan kula yeelatay huteelka Hilton ee uu degan yahay madaxweynaha maamul gobeleedka Jubaland Mudane Ahmed mohamed islaam maamulka sare ee hay’ada ayaa waxay wadahadal la yeesheen madaxweynaha una sheegeen in ay haay’adu ay diyaar u tahay in ka qeyb qaadato horumarinta xaga waxbarshada iyo […]

Continue reading …
Shirka London oo diiradda lagu saaray amaanka iyo gargaarka Soomaaliya

  11/05/17, Magaalada London waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo ay marti gelineyso dowladda Britain. Madaxda ka qeybgashay shirka ayaa si weyn uga hadashay xaaladda ammaanka Soomaaliya iyo sidii Soomaaliya looga caawin lahaa inay si buuxda ula wareegto masu’uuliyadda ammaankeeda. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa carabka ku adkeeyay […]

Continue reading …
Xaflad balaadhan oo loogu dabaaldegayo biyo xidheenka Qarniga ee ethiopia oo 6 sano jirsaday iyo Ginboy-haya

8/05/17 Maalintii sabtida ee ay bishu aheyd 6/05/17 waxaa  ka dhacay safaarada federaalka ethiopia xaflad balaadhan oo loogu dabaal degayo laba munaasabadood oo kala ah biyo xidheenka qarniga iyo Ginbot-haya  Biyo xidheenka korontada dhaliya ayaa waxaa la dhismahiisa la bilaabay 6 sano ka hor  sanadkii 2011 waxaana ku baxay baxay baxay gaadheysa ($4.7bn) hadana ku dhaw […]

Continue reading …
Page 1 of 17123Next ›Last »