Home » Archives by category » Wararka caalamka (Page 17)
Suuriya: Waan ka baxaynaa wadahadalka

24/01/14, viagra canada buy viagra Suuriya ayaa ka digtay inay ka baxaysa wadahadalka nabadda Ergada dowladda ayaa doonaysa in la bilaabo ka doodidda qoddobada muhiimka ah ugu dambeyn maalinta Sabtida ah. Wasiirka arrimaha dibada Suuriya, cheap Walid Mucallim, hospital ayaa hanjabaada ka sheegay warbaahinta qaranka ee dalkiisa, kaddib markii ay kooxdiisa la shirtay dhex dhexaadiyaha […]

Continue reading …
Qaraxyo is daba joog ah oo maanta ka dhacay Masar

24/01/14, buy cialis view Mas’uuliyiinta ammaanka ee Masar ayaa sheegay in qarax weyn uu ka dhacay meel dibedda ka ah xarunta boliiska ee magaalada Qaahira. TV-ga dowladda ayaa sheegay in rasaas lais weydaarsaday kaddib markii uu qarxay baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Waxaa jiro warar sheegaya in afar ruux ay dhinteen 51 kalena ay […]

Continue reading …
Madxweynaha ddsi oo shirar kala duwan la yeeshay jaaliyada ka soo jeeda ddsi

23/01/14, cialis sales cheap Madaxweynaha ddsi cabdi mohamoud omar oo booqasho ku jooga wadanka ingiriiska ayaa shirar kala duwan la yeeshay qurbo joogta degaanka somalida ethiopia madaxweynaha ayaa warbixin dheer ka bixiyay dhanka horumarka iyo nabada ka taabo qaaday ddsi. madaxweyanha ayaa ka codasaday qurbo joogta degaanka in ay maal gashadaan degaanka somalida ethiopia. waxaa […]

Continue reading …
Ciidamada Itoobiya oo AMISOM ku biiray

  22/01/14, best viagra sovaldi Ciidammada Itoobiya ee ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa haatan ku biiray howlgalka AMISOM. Warkan waxaa lagu shaaciyay xaflad lagu qabtay magaalada Baydhabo ee ay maammulaan ciidammada Itoobiya. Maanta ka hor, cialis sale Itoobiya ayaa ahayd dalka kaliye ee ay Soomaaliya ka joogeen ciidammo aan hoos imaan howlgalka Midowga Afrika ee […]

Continue reading …
Madaxweynaha ddsi oo booqasho ku yimid uk

22/01/14, viagra buy sickness Madaxweynaha ddsi oo booqasho ku jooga wadanka ingiriiska ayaa shirar kala duwan la yeeshay jaaliyada ka soo jeeda ddsi ee ku nool wadanka ingiriiska madaxweynaha ddsi¬†01/14, viagra sale ampoule Madaxweynaha ddsi oo booqasho ku jooga wadanka ingiriiska ayaa shirar kala duwan la yeeshay jaaliyada ka soo jeeda ddsi ee ku nool […]

Continue reading …