20/12/16 Safiirkii ruushka u fadhiyay wadanka turkiga ayaa maanta lagu toogatay munaasabad bandhig gallery aheyd ee ankara nink dilka geystay ayay wararku sheegayaan in uu ka tirsanaa ciidanka booliiska wadanka turkiga ninka dilka geystay ayaa ku dhawaaqayay “allahu akbae” iyo tani waa seyria faragalinteeda aleppo ayaan u dhamanayaa aduguna halkan ayaad ku dhimaneysaa ninkii dableyda […]
Continue reading …20/12/16, Nin dabley ah ayaa weerar ku qaaday masaajid ku yaala wadanka Switzerland oo uu ku dhaawacay 3 ruux oo somali ah xili ay ku jireen salaad maqrib ninkii danbiilaha ahaa oo bistoolad watay ayaa goobtii uu weerarka ka geystay ka baxsaday waxaana meydkiisa laga helay meel aan ka fogeyn masaajidka isaga oo is dilay […]
Continue reading …`14/12/16,Xafladii 11aad ee Qawmiyadaha ethiopia oo ka dhacday London waxaa ka soo qeyb galay dhamaan qawmiyadaha ethiopia xafladuna si fiican ayay u dhacday waxaa idiin soo diyaariyay Hay’ada samafalka ee Quman internationa development association (QIDA)
Continue reading …26/11/2016, Kaligii taliyahii wadanka kuba Fidel castro oo maanta ku geeriyooday cisbitaal uu mudo ku jiray Havana Fidel castro ayaa hayay xukunka Kuba 49 sano waxuuna qabsaday xukunka isaga oo 32 sano jira waxuuna ku qabsaday jabhadnimo waxuuna wadanka ka dhigay socalism ama hanti wadaag waxuuna la xidhay wadanka ruushka oo aad oogu dhawaa. Fidel […]
Continue reading …24/11/2016 Qarax bamm ayaa lagu dilay in ka badan 70 ruux dad siyaaranaysay oo shiico ah qaraxaas oo ka dhacay jidka qaraxaas ayaa lala beegsaday saldhig batrool iyo muqaayad oo u dhawaa al-hila oo koonfur ka xigta baqdaad. jidka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ka buuxay dad a soo noqonayay siyaarada arbaciin oo ka […]
Continue reading …10/11/16,Hoos ka daawo Ururka Haweenka DDSI ee wadanka Sacuudiga oo Taageeray Shirweynihii 9aad XDSHSI Ee Maraacaato waxaana xafladaa soo qabanqaabiyay gudoomiyaha ururka haweenka DDSI ee dalka Sacuudi Arabiya xafaladan ayaa ka dhacday magaalada Damaam waxaana ka soo qeyb galay xubnaha ururkaas laguna taageerayay xisbga dimuquraadiga shacabka somalida itoobiya (XDSHSI) oo dhowaan lagu qabtay magaalada maraacaato […]
Continue reading …09/11/16, buy cialis Trump ayaa noqday madaxweynihii 45-aad ee MaraykankaTrump ayaa 538 cod ee gobolada dalka ka helay 278, waxa uuna u baahnaa in uu helo oo kaliya 270 si uu u guuleysto.Guushiisa ayaa waxa u sahlay codadka uu ka helay gobolada Florida, Ohio iyo North Carolina.Trump ayaa dadka Mareykanka u sheegay in la joogo […]
Continue reading …02/11/16, generic viagra Raysal wasaaraha dalka mudane Hailemariam Desalegn ayaa baarlamaanka hortooda kaga dhawaaqay xubno kabaneega ama wasiiro cusub. Islamarkaana baarlamaanka ayaa ansixiyay xubnahan kabaneega ama wasiiro isugu jira. Haddaba waa kuwan magacayadii wasiirada cusbaa ee lagu dhawaaqay: Dr. Workineh Gebayehu- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Mr. Tagesse Chafo Wasiirka Wasaarada Adeega Shacabka Iyo Cududa Shaqaalaha Dr. […]
Continue reading …28/10/16, best viagra Hay’ada gargaaraka ee qaramada midoobay ayaa warabixin kasoo saaray xaalada bani aadnimo ee ka dhalatay ka bixitaanka ciidamada shisheeye ee gobolo Soomaliya ka tirsan Waxaanay sheegeen in laga soo bilaabo July 2016 , ciidamada Shabaabka ay la wareegeen sideed meelood oo ka tirsan Galgaduud, Hiiraan , iyo Bakool kadib markii halkaasi ay […]
Continue reading …19/10/16, cialis usa Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay waxay sheegeysaa in in kabadan 900 oo qof ay ka qexeen magaalada Moosil ee dalka Ciraaq. Dadkaasi ayay hay’adu sheegtay inay ka gudbeen xuduudda Ciraaq ay la wadaagto dalka Suuriya. Waa markii ugu horreysay ee la xaqiijiyo in dad badan ay ka qaxayaan Moosil tan iyo […]
Continue reading …19/10/16, generic cialis Dad badan ayaa ka qaxay Gaalkacyo kaddib markuu dagaalka bilowday Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay beeniyeen in Itoobiya ay heshiis dhex dhigtay oo ku saabsan dagaalkii Gaalkacyo. Wasiirka amniga ee Galmudug ayaa sheegtay in saraakiil ka socda Itoobiya ay heshiisiiyeen maamullada Puntland iyo Galmudug oo dhowaan ku dagaallamay Gaalkacyo. Wasiirka […]
Continue reading …9/10/16, cialis usa Dawlada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday Lix bilood oo xaalad degdeg ah, best viagra ka dib muddo bilooyin ah oo ay socdeen banaanbaxyo rabshado wata oo xukuumadda looga soo hor jeedo, kuwaasoo ruxay gobolka dalkaas ugu weyn ee Oromiya iyo amahara Image copyrightREUTERSDad badan ayaa dhintay istii ay socotay xaflad-dhaqameed ay […]
Continue reading …2/10/16, cialis sales Hoos ka daawo banaanbixii oo dhameystiran Banaanbax balaadhan oo looga soo horjeedo ururada argagixisada ah ee GiNBOOt7, buy cialis ONAG IYO UBBO ayaa ka dhacay magaalada London high park banaanbaxaas ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan jaaliyada DDSI ee UK waxaana looga kala yimid Birmingham,leicter,leeds iyo meelo kale waana banaanbixii oogu weynaa […]
Continue reading …27/09/2016, viagra usa Halkan ka daawo banaanbax balaadhan oo looga soo horjeedo kooxaha nabad diidka ee Ginbot-7,onag,ubbo iyo waxii la hal maala banaanbaxan ayaa waxaa qabtay jaaliyada ddsi ee UK waxaana looga yimid Birmingham,leicter,manchester,leeds waxaana ka soo qeyb galay banaanbaxan dad aad u badan oo aad ay shucuurtoodu u kacsan tahay waxayna ku dhawaaqayeen Ginbot-7,unag […]
Continue reading …24//09/16, cialis Waxaa maanta ka dhacay magaalada London banaanbax ballaadhan oo aan loo kala hadhin banaanbaxaas oo looga soo horjeedo ururada argagixisada ee Ginbot,Onag,UBBO iyo AL-Qushaash, baanaanbaxan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan beelweynta DDSI ee UK, waxaana looga yimid Birmingham,lester iyo Leeds, banaanbaxan ayaa ku bilowday jawi fiican kuna dhamaaday jawi fiican shacabkii […]
Continue reading …01/09/16, generic cialis Banaanbaxyo watat Rabshado ayaa dalka Gabon ka bilowday ka dib markii la shaaciyay in dib loo doortay madaxweyne Cali Bongo oo xukunka kala wareegay aabihii ayaa dib loo doortay. Mucaaradka madaxweynaha Gabon, Cali Bongo, ayaa dab qabadsiiyay baarlamaanka dalkaasi. Waxa ay ka caraysan yihiin natiijada doorashadii dalkaasi ka dhacday Sabtidii, oo la […]
Continue reading …10/08/16, viagra sale Dadka ku dhaqan magaalada Al-Xaskah ee dalka Suuriya ayaa BBC-da u sheegay in diyaaradaha dagaalka ee dowladda Suuriya ay maalintii labaad duqeeyeen degmooyin ay maamulaan maleeshiyaadka Kurdiyiinta. Kummanaan qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ka qaxeen guryahooda markii ay billowdeen duqeymihii ugu horreeyay ee ka dhanka ah magaaladaasi. Magaalada Al-Xaskah ayaa […]
Continue reading …08/08/16, discount cialis Guddiga heer federal ee doorashada Soomaaliya ayaa iclaamiyey in hawlaha doorashada golayaasha qaranka iyo madaxweynaha ay bilaabanayso 10ka bisha Augus lana soo gabagabeyn doono aakhirka October, waxaana inta u dhexeysa September ilaa oktoobar la dooran doonaa xildhibanada, guddoonka barlamaanka iyo madaxweynaha. Doorashada baarlamaanka iyomadaxweynaha ayaa in mudo ah muran ka taagnaa in […]
Continue reading …26/07/16, cialis Kooxda argagixisada ee Alshabaab oo maanta isku qarxiyay afaafka xerada ay degan yihiin ciidanka midowga afrika halkaas oo ay ku dhinteen 13 ruux awooda qaraxaas ayaa waxuu burburiyay muraayadaha madhaarka aadan cade oo u dhawaa goobta uu qaraxu ka dhacay. booliiska ayaa sheegay in qaraxan ay ka danbeeyeen kooxda argagixisada ee Al-shabaab […]
Continue reading …21/07/16, viagra generic Hayadda gargaarka caafimaadka ee MSF ayaa sheegtay in shaqaalahooda gurmadka ay heleen labaatan iyo laba mayd oo saaran doon tahriibayaal ay saarnaayeen ee badda Mediterraniyanka. Dhamaan maydka ayaa ahaa dumar intaan hal qof ka hayn. Lama oga sida ay u dhinteen dadka. Dadkii badbaaday ee doonta saarnaa ayaan wali sheegin wixii dhacay […]
Continue reading …05/07/16, discount viagra Ciid mubaarak dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee websitka hay’ada Quman waxaan illaahay idiinka baryeynaa in uu soonkii idinka aqbalo waxaan illaahay idiinka barinay in aad farxad iyo reyn reyn ku ciidaan ciid mubaarak dhamaan muslimiinta aduunka gaar ahaan beelweynta QORAXAY.
Continue reading …05/07/16, viagra canada Waxaa dalka Sucuudiga ka dhacay qaraxyo lala beegsaday saddex magaalo oo kala duwan, viagra generic waxaana ka mid ah meelaha qaraxyadu ay ka dhaceen magaalada barakaysan ee Madiina al-Munawarah oo meel aad ugu dhaw oo u jirta 250 meter Masjid Al-Nabawi al-shariif uu nin ismiidaamiyay isku qarxiyay xilligii afurkii. ninkan ismiidaamiayaha ahaa […]
Continue reading …26/06/16, buy viagra Weerar banbaanooyin laga soo buuxiyy baabuur ayaa lagu qarxiyay huteelka Naaso-hablood qaraxaas ayaa waxaa sheegtay in ay ka danbeeyeen kooxda argagixisada ee A l-shabaab Waxa burburka hotel Naasa-hablood 1 laga soo saaray meydka wasiiru dawlihii xafiiska ra’iisul wasaaraha ee arimah bii’ada, Burci Maxamad Xamsa, oo sidoo kale ahaa xildhibaan ka tirsan baarlamanka […]
Continue reading …24/06/16, best cialis Shacabka wadanka ingiriiska ayaa shalay u codeeyay in ka baxaan midowga yurub codku sidan ayuu u dhacay 52% in laga baxo yurub iyo 48% oo codeysay in yurub laga mid ahaado raiisul wasaaraha UK david cameron ayaa is casilay waxuuna xilka sii heyn doonaa ilaa iyo october ilaa iyo inta laga dooranayo […]
Continue reading …