Qarax ismiidaamin ah oo lagu dilay 40 askari oo Liibiyaan ah

Filed under: Wararka caalamka |

140820074358_james_foley_304x171__nocredit02/10/14, Qarax ismiidaamin ah ayaa maanta lagula beegsaday askar liibiyaan waxaana qaraxaas ku dhimatay 40 askari weerarkan ayaa waxuu u dhaxeeyay labamaliishiyo oo u dagaalamaya in ay la wareegaan dekeda banghazi weerarda banbaanooyinka ayaa waxay dhaceen 4 goor oo kala duwan waxaana weerarka lagu qaaday xerada ciidanka diyaaradaha Benin.

dagaalka ayaa ilaa iyo hada waxuu ka socdaa xerada ciidanka diyaaradaha Benin maliishiyadan oo rabta in ay qabsadaan xerada ciidanka diyaaradaha ka hor ciida xeradan ayaa waxaa yaala hub fara badan waana xero muhiim ah waxayna aad muhiim oogu tahay qabsashada ama gacan ku dhigida Banghazi.

ilaa iyo intii xukunka laga tuuray digtaatorkii mu’amar qadaffi ayaa wadank liibiya waxaa gacanta ka baxday xasiloonidii waxaana abuurmay maliishiyaad iska soo horjeeda oo raba in ay maamulaan dhaqaalaha saliida ee wadanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Protected by WP Anti Spam