Taleefonka mobilka oo laga hirgaliyay Sagag iyo Dh/madow

Filed under: Wararka caalamka |

 

mob31/01/14, buy viagra mind Wararka naga soo gaadhaya degaanka somalida ethiopia ayaa sheegaya in laga hirgaliyay isticmaalka Mobileka Degmooyinka ay ka midka Yihiin Degmada Dh/madow oo ka tirsan Maamulka Gobolka jarar iyo Degmada Sagag oo ka Tirsan Gobolka Nogob kuwaasoo ay qaybaha Shacabku mahadiyeen Talaabadan Isgaadhsiineed ee ay Fursada u heleen.

Dhanka kale Kuxigeenka Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo warshadaha Mudane Axmed Shukri waxaa ilaa iyo Hada helay Isticmaalka aalada casriga ah ee Mobileka iyo Internetka 46 ka mida 68da Degmo iyadoona ay 22ka Degmo ee dhiman inta ka horaysa Dhamaadka sanadkan ay Heli doonaan ayuu Yidhi.

isticmaalka mobilka ayaa xawli ku socda magaalooyinka degaanka somalida ethiopia ee laga hirgaliyay shacabku aad ayay u qa

One Response to Taleefonka mobilka oo laga hirgaliyay Sagag iyo Dh/madow

  1. Waxaan aad u soo dhaweyneynaa labada magaalo ee cusub ee loo sii daayay isticmaalka mobile waa horumar loo qaaday xaga casriga iyo mustaqbalka waxaanan ddsi ka rajeynaynaa in degmooyinka hadhay loo galiyo ama loo sii daayo isticmaalka mobile foonka oo aad muhiim oogu ah shacabka degaanka si ay ula soo xidhiidhaan qaraabadooda iyo eheladooda ku kala nool dibada.

    mohamed
    February 2, 2014 at 1:16 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam