Bilowgii halganka taariikhiga ahaa ee qadiyada ogaden/somali-galbeed ee Sayid omar sayid mahbuub

Filed under: Wararka caalamka |

Waxaan wareysigan la yeelanay halgame Sayid Omar Sayid Mahbuub oo mudo dheer ku soo jiray halganka xoreynta somali-galbeed ama ogaden welina sii wada halganka. wareysigan oo taabanaya meelo kala duwan gaar ahaan ogaden, viagra generic generic sickness ethiopia, viagra somalia,kenya waana wareysi taariikhi ah waxaa idiin soo diyaariyay websitka Ogadennews.com Sayid omar sayid mahbuub he is living legend he is one of the creators of Nasrullahi and WSLF. Daawasho Wacan warqadan waa warqadii uu omar sayid omar uu u qoray dawlada jazair oo u ku weydiistay in xafiis loo furo jabhada xornimo doonka somali-galbeed.

Watch live streaming video from ogadennewstv at livestream.com

Waa ardadii oogu horeysay ee jabhadii nasrullahi ay waxbarasho oogu dirtay wadanka Masar si ay wax oogu soo bartaan wadanka ogaden/somali-galbeed laakiin markii ay soo dhameysteen waxbarashadoodii badidood waxay saraakiil sar sare ka noqdeen dawladii somalia.

sawiradan kor ku qoran waa dhalinyaradii loo diray qahira in ay wax u soo bartaan wadanka ogaden/Somaligalbeed magacyaoodu waa kuwan inta laga xusuusto.

ardeydii

 

1)Sheikh ibrahim xaashi

2)Cumar sayid maxbuub

3)Siyaad xaaji muxumad

4)Cabdi qani muxumad waceys

5)Maxamed muumin dacey

6)Cabdiwahaab makaahiil

7)Shukri badal

8) Ahmed mahdi

9)Faarah suuloow

10)Maxamed jidhac

11)Macalin dhuub

12)Xaaji jabuut

13)Aadan weris

14)Cabdi  awdaahir

15)Cabdirisaaq

16)Engineer Mohamed Gadid Abdi

17)mohamed cabdiciise ganay 

 

File2

26/12/1968 sawirkan waa shirkii oogu horeeyay ee looga doodayay sidii loo faafin lahaa afkaarta Islaamka waxaana lagu marti qaaday ardo badan oo ka timid wadamo badan oo kala duwan oo islaam ah dadkii shirkaas khudbad ka jeediyay waxaa ka mid ahaa Cumar sayid maxbuub oo ka hadlayay gumeystaha ethiopia iyo dhibaatada uu ugeysano shacabka ogadenya/somaligalbeed.

File3

sawirkan isagana waxaan ka soo qaadanay buuga uu sayid omar sayid mahbuub qorayo dadkan oo kala ah 1) sayid omar 2) cabdisalaan dayl mahamoud 3) mohamed omar hamu oo la kulmay sayid mohamed zared oo ahaa madaxda sare xisbiga bacthiga ee dawlada syria bishii feb 1975, waxay markaa kala hadlayeen in ay dawlada syria siiso kaalmo halganka qadiyada Ogaden ama soomali-galbeed

File4

Omar sayid mahbuub sadiq oo kula kulmay shir madaxweynaha Aljeeriya isaga oo kala hadlaya qadiyada Ogaden/somaligalbeed sanakii 1976.

File5

Sayid Cumar Sayid Mahboub oo la kulmay prime minister of france isaga oo kala hadlayay qadiyada OGADEN/SOMALI; Pierre Auguste Joseph Messmer, hoos waxaa ku qoran jagooyinkii kala duwanaa ee uu prime ministerka fransiisku uu soo qabtay. colonial administrator and politician: born Vincennes, France 20 March 1916; Governor of Mauritania 1952; Governor of Ivory Coast 1954-56; High Commissioner, Republic of Cameroon 1956-58; High Commissioner, French Equatorial Africa 1958; High Commisioner, French West Africa 1958-59; Minister of the Armed Forces 1960-69; Minister of State in charge of Departments and Territories Overseas 1971-72;Prime Minister 1972-74; Member of the European Parliament 1979-80; married 1947 Gilberte Duprez (deceased), 1999 Christiane Terrail; died Paris 29 August 2007. waxaa kale oo uu buugan ka dali doonaa madaxdii carbeed ee ka qeybqaatay in ay hor istaagan halganka shacabka ogaden/somaligalbeed ee la soo saftay cadowga iyo wadamadii carbeed ee caawiyay halganka shacabka ogaden/somaligalbeed.waxaa kale oo uu bugan ka hadli doonaa madaxdii somaliyeed ee u dhalatay gobolka ogadenya/somaligalbeed ee hor istaagay qadiyada ogadenya/somaligalbeed iyaga oo fiirsanaya danahooda gaarka. buugan waa mid taariikhi ah oo lagu soo aruuriyay dhacdooyinkii iyo halgankii kala duwanaa ee uu soo maray gobolka ogaden/somaligalbeed iyo dhibaatada uu halganku soo maray.

File6

File10

sawirkan kore waa omar sayid mabuub iyo aabihii teesarihiisii SYL somali youth league oo uu ka qaatay magaalada muqishu isaga oo ka tirsanaa SYL faraca magaalada Qabridahare cumar aabihii waxuu ka soo cararay gumeystihii oo uu mogadishu soo galay 1952Waeqadan waa warqadii ay jabhadu u dirtay boqor faysal sacu-arabia iyaga oo weydiisanaya taageero siyaasadeed in sacuudigu uu siiyo jabhada somali-galbeedFile9page 2File9 File11

kani waa journal arabi ah oo u diray journalist in ka soo waramo dagaalkii jabhadaha iyo ethiopia ee 1964

File13

File14

File15 Joournaalkan waxaa wareysi uu la yeeshay madaxweyhihii somalia cabdirashiid sharma-arke.

File16

kani waa journal ka soo baxay sep 1977 oo wareysi la yeeshay Cumar sayid mahbuub isaga oo ka hadlaya dagaalkii xoreynta gobolka ogaden/somali region

File21

sayid

waa magazine wareysi la yeeshay Sayid Omar Mahbuub oo ka hadlaya qadiyada Ogaden/Somali wareysigan oo la qaaday March 1975 File23 File25   sa1

sawirkan waa wafdi filipiin ah oo matalaya jabhada islaamiga ah ee u dagaalameysa in ay xoreyso jasiirada mindhinoow kuwaas oo aan kulan la yeeshay una sharxay qadiyada ogaden/somalia 1966

File27

SAWIRKAN WAA SAFIIRKA SUDAN EE ALJERIA U FADHIYA OO XAFLAD U QABTAY SAFIIRADA AFRIKAANKA AH XAFLADAAS WAXAA LOOGA HADLAY QADIYALADA SOMALI-GALBEED.

File28

File29

Hadii aad u baahantahay warbixin dheeraad ah oo la xidhiidha qoraaladan taariikhiga ah oo aan fursad qaali ah u yeelanay in aan ka helo halgame Naftii hure Sayid omar Sayid Mahbuub. qoraaladan iyo joornaaladan taariikhiga ah ee isugu jira dagaalkii 1964 waxyaabihii ay joornaalada carabtu ka qoreen dagaalkii Ethiopia iyo Somalia dhexmaray iyo socdaalkii uu sayid ku maray wadamo badan oo Scandanafiyan isaga oo taageero u raadinaya qadiyada ogaden/somali xiligii uu dagaalkii weynaa ee ogaden war 1977 socday waxaanana wareysi la yeeshay joornaalda ka soo baxa wadanka Denmark, Norway iyo Netherlands 1978 ogaden war. Waxaad kaliya oo aad ka heli kartaa una gaar ah qoraaladan iyo joornaaldan taariikhiga ah websitka caanka ah ee madaxa banaan dhexdhexaadka ah ee ogadennews.com waxii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xidhiidh Emailka hoose. waxaa u baahan in la xuso kuwa maanta isku sheegaya in ay yihiin hogaamiyaalka ONLF in xiligaa uu sayid omar mahbuub naftiisa u huray qadiyada Ogaden/somali aduunayada oo dhana uu ku soo wareegay isaga oo qadiyada ogaden/somali u raadinaya aqoonsi halkaas oo uu kala kulmay dhibaatooyin fara badan dawladii somaliyeedna ay amartay in sayid omar la soo qabto ama la dilo. Kuwa isku sheegaya hogaamiyaasha ONLF ay qaar ka mid ah u shaqeynayeen maamulkii mohamed siyaad barre kana soo horjeedeen qadiyada ogaden/somali, isla markaasna loo adeegsaday burburkii iyo sii kala deyntii jabhadii WSLF(western somali liberation front) ee xornimo u dirirka. Hadaba waxaa lagama maarmaan ah in la helo dad qadiyada daacad u ah oo aan danbi ka soo gelin kana shaqeyn kara danaha qadiyada soona dhaweeya dhamaan dadkii qabiil ahaan iyo ku xumeyn looga soo saaray halganka qadiyada ogaden/somali. akhristoow marka aad aragto ama aad akhriso waxqabadka iyo kartida sayid omar mahbuub waxaad dareemi kartaa in uu yahay aabihii umada kuna haboon yahay in uu hor kaco umada oo uu hogaamiyo shacabka ogaden/somali kana qabto kuwa aan kor kusoo sheegay ee marin habaabiyay hagankii shacabka. waa muxaadaradii oogu horaysay ee uu sayid omar mahbuub ku sharxayay qadiyada somaliyeed gaar ahaan somalida ogadenya muxaadaradan oo ka kooban 8 page waxaa kaliya oo aan soo daabacaynaa pagekii oogu horeeyay hadii aad u baahato waxii faahfaahin kala xidhiidh sayid omar mahbuub 
let

Journalkan waa mid ka soo baxa wadanka Norway

let1

Sawiradan waa jabhadii Nasrulahi ee xornimo doonka ee sandkii 1964

waxaan halkan idiinku soo bandhigeynaa sawiradii halgamayaashii bilaabay halganka umada ogadenya 1964kii waxaana sawiradan ilaa mudadaa dheer hayay sayid omar sayid mahbuub oo ka mid ahaa dadkii aasaasay jabhadii Nasrullaahi mudo dheerna ku soo jiray halganka umada ogadenya ilaa iyo hadana halganka sidii u sii wada. sayid cumar sayid maxbuub waxuu ka codsanyaa dadweynaha reer ogadenya in cidii garaneysa sawiradan qaar ka mid ah magacyadooda in ay u soo sheegaan si uu oogu daro magacyadooda buuga uu qorayo ee ku saabsan halganka umada ogadenya sawiradan kuwa uu sayid cumar garanayo waa kuwan hoos ku qoran . 1)Mohamed ugaas cabdi (majeerteen) 2)Xaaji xiis khaliif al-mahdi 3)Mahamed cabdi gabrood 4)Siraad xaaji muxumad

File30

Waa askari ilaalinaya xeradii jabhada nasrullahi

File31

Nagala soo xidhiidh Emailka :ogadennews1@hotmail.com 7-dii aasaastay xisbigii Nasrullahi waxay kala ahaayeen 1)Ahmed nuur hussein arab 2)cabdinasir xaaji mohamed 3)ismaaciil yusuf 4)cilmi cabdirahmaan 5)cumar sayid mahbuub 6)cali macalin ismaaciil 7)xirsi uwaas xaashi waa sanadkii auguste 1959-kii faraca qabridahare   journalkan waxuu ka soo baxay boraqiiska iyaga oo wareysi la yeeshay sayid omar soona sawiray maxaabiis laga qatay ciidankii gumeysiga ethiopia ciidanka ayaan aheyn dad tababaran waxay ahaayeen dad beeralay ah oo xoog lagu soo aruuriyay lana soo galiyay dagaalkii ogaden war 1977

og1

Journaalo kale oo ka hadlaya dagaalkii 1977-78

jou

File32

Waa askari kuubaan ah oo maxaabiis ay u qabteen jabhadii WSLF isaga ka dagaalamaya gobolka ogaden ama somali-galbeed waxuuna la socday ciidamada ethiopia. waxuu kamid ahaa markii ethiopia la jabiyay ciidamadii ruushka iyo kuuba ee u soo gurmaday ethiopia waayo soomalidu waxay u sii socdeen in ay qabsadaan ardisababa wayna qansan lahaayeen hadii aysan heli gurmad deg deg ah oo aduunyada oo dhan ah.

 cub

gaar ahaan 80,000 oo ruush ah 20,000 oo kuuban ah 5000 oo Libiya ah 5000 oo south yemen ah ama yementa koonfur. sidaas ayaa ciidamadii somaliyeed looga adkaaday xulufooyinkaas markii ay isa soo aruursadeen somaliyana ay weyday hal wadan oo taageera mareykankiina uu lacag iyo hub u diiday madaxweynihii jemy kartor. source:Sayid omar sayid mahbuub

WAA TIRADA DADKA BOOQDAY BOGAN TAARIIKHIGA AH EE SAYID OMAR SAYID MAHBUUB
hit counter
hit counter

waxii fikrad iyo taageerid ah ku soo dir Emailkan.
Emailka:ogadennews1@hotmail.com
Waad mahadsantihiin
Maamulka ogadennews.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam