Dawlada Mareykanka oo u tahnideysay madaxweynaha cusub ee somalia mohamed cabdullahi (farmaajo)

Filed under: Wararka caalamka |

Acting Spokesperson, Mark C. Toner
09/02/17, Afhayeenka aqalka cad ee mareykanka oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dawlada mareykanku ay u tahnideyneyso shacabka somaliyeed sida guusha leh ee ay u qabteen doorashadii la dooranayay madaxweynaha somalia waxaa kale oo uu yidhi in ay u tahnideynayaan madaxweynaha cusub ee somalia MR: Moahamed abdullahi mohamed (farmaajo) oo ku guuleystay doorashadi madaxweynaha somalia. waxuuna afhayeenku sheegay in ay madaxweynaha iyo xukuumada cusub ay la shaqeyn doonaan.

waxaa kale oo aan u mahadnaqeynaa ciidanka soamliyeed iyo ciidanka midowga afrika dadaalka ay sameeyeen 6 bilood ee oogu danbeysay si ay doorashadu oogu dhacdo si nabad galyo ah oo guul leh isbedelka ayaa waxuu matalayaa talaabo horay loo qaaday xaga horumarinta wadanka waxaa kale oo aan u mahadnaqeynaa xildhibaanadii dooratay madaxweyanaha waxaa kale oo aan ka xunahay wararka sheegaya in ay jireen musuqmaasuq la xidhiidha doorashada waxaanan ka codsaneynaa maamulka cusub in ay ka shaqeeyaan doorashada 2020 ee u dhici doonta hal cod hal ruux in laga ilaaliyo musuqmaasuqa iyo wax isdaba marinta ayuu yidhi afhayeenka aqalka cad ee mareykanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam