Daawo booqashadii aan ku tagay gobolka Qoraxay

Filed under: Wararka caalamka |

01/05/17, Daawo booqashadii aan ku tagay Gobolka qorxay halkaas oo aan kula kulmay maamulka sare ee gobolka qoraxay gudoomiyaha gobolka qoraxay iyo maayorka magaalada Qabridahar waxaan booqday dugsiga sare iyo kan dhexe ee maamulka magaalada qabridahar  waxaanan la yeeshay wareysi labada maamule ee dugsiyada , waxaa kale oo aan booqashao ku tagay dhismaha cusub ee jaamicada kabridahar oo gabababo ku dhaw waxaana jaamiacada la furi doonaa sanadka danbe hoos ka daawo wareysigii oo dhameystiran.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam