Xaflad balaadhan oo loogu dabaaldegayo biyo xidheenka Qarniga ee ethiopia oo 6 sano jirsaday iyo Ginboy-haya

Filed under: Wararka caalamka |

8/05/17 Maalintii sabtida ee ay bishu aheyd 6/05/17 waxaa  ka dhacay safaarada federaalka ethiopia xaflad balaadhan oo loogu dabaal degayo laba munaasabadood oo kala ah biyo xidheenka qarniga iyo Ginbot-haya  Biyo xidheenka korontada dhaliya ayaa waxaa la dhismahiisa la bilaabay 6 sano ka hor  sanadkii 2011 waxaana ku baxay baxay baxay gaadheysa ($4.7bn) hadana ku dhaw gabagabo  waxaana la rajeynayaa in la furo bisha july 2017  marka mashruucan weyn uu dhamaado waxuu dhalin doonaa koronto dhan 6,000 Mega Watts waxaa kale oo ay jaaliyadaha ethiopia u dabaal degeen Ginbot-hay’ada oo aheyd maalintii xukunka laga tuuray kaligii taliyahii mingiste haille Mariam oo hada qaxooti ku ah Zimbabwe.

xafladaas balaadhan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dad aad u fara badan oo ay ka mid tahay jaaliyada DDSI ee UK waxaa halkaa ka hadlay safiirka safaarada itoobiya iyo jaaliyadaha gudoomiyayaashooda xafladan oo si heer sare ah loo soo abuubulay ayaa waxay ku bilaabatay jawi fiican waxayna ku dhamaatay jawi aad u fiican.

 

waxaan soo galin doonaa video wareysiyadii aan la yeelanay jaaliyada ddsi ee UK ee ka sooqeyb gashay xadlada.

 



 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam