Maamulka sare ee hay’ada QIDA oo caawa kulan la yeelatay madaxweynaha maamul goboleedka jubaland

Filed under: Wararka caalamka |

16/05/17, Maamulka sare ee hay’ada Quman international development associationa ayaa caawa kulan kula yeelatay huteelka Hilton ee uu degan yahay madaxweynaha maamul gobeleedka Jubaland Mudane Ahmed mohamed islaam maamulka sare ee hay’ada ayaa waxay wadahadal la yeesheen madaxweynaha una sheegeen in ay haay’adu ay diyaar u tahay in ka qeyb qaadato horumarinta xaga waxbarshada iyo caafimaadka ee jubaland.

From right Gudoomiyaha hay’ada QIDA Eng;Ahmed mukhtar sheikh Madaxweynaha jubaland Mudane Ahmed mohamed islaam iyo Gudoomiye ku xigeenka 1aad Hay’ada QIDA mUDANE ahmed miraad

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam