Dr: Tedros oo ku guuleystay agaasimaha guud ee hay’ada caafimaadka aduunka (WHO)

Filed under: Wararka caalamka |

25/05/2017, Dr: Tedros oo ku guuleystay jagada agaasimaha  guud ( director general)  ee hay’ada caafimaadka aduunka (WHO) Dr.Tedros ayaa noqday masuulkii oogu horeeyay ee ka soo jeeda qaarada Africa ee ku guuleysta jagada agaasimaha guud ee WHO Dr.Tedros adhanom ayaa ahaan jiray wasiirka arimaha dibada ee Ethiopia waxaa kale oo uu ahaan jiray wasiirka caafimaadka itoobiya

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam