Kooxda al-shabaab oo sheegatay in ay kaa danbeeyeen qaraxii xarunta booliiska ee kismaayo

Filed under: Wararka caalamka |

 

5/05/17, kooxda aragagixisada ee al-shabaab ayaa sheegaty in ay ka danbeeyeen qarixii loo geystay booliis isteeshimka kismaayo maalintii khamiista ayaa kooxda al-shabaab waxay ku qarxiyeen banbaano xerada booliiska halkaas oo uu ku dhintay hal askari dhawr ruux oo kalena ay ku dhaawacmeen  laakiin kooxda argagixisada ayaa sheegay in ay halkaa ku dileen afar askari laakiin ay dawlada jubaland ay qarineyso. kooxda al-shabaab ayaa waxaa laga qabsaday magaalada kismaayo sanaddkii 2012 halkaas oo ay dhaqaale badan ka heli jireen dekeda kismaayo waxaana ka eryay kismaaayo ciidamada midowga africa iyo jbhdii raaskambooni oo uu hogaamiye u ahaa Ahmed mahamed islaam(madoobe).

kooxdan al-shabaab ayaa wali waxay fuliyaan qaraxyo iyo weeraro isdaba joog ah walina awoodoodii lama wiiqin waxay dhibaato weyn ku hayaan nabada wadanka somalia oo dhan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam