CiiD Mubarak waxaa maalinta barito lagu dhawaaqay in ay tahay ciid oo bishii laga arkay Saudi-arabi iyo Qatar

Filed under: Wararka caalamka |

Ciid mubarak waxaa laga arakay bishii wadamo badan oo muslim oo ay ka mid yihiin Saudi-arabia,Qatar,UAE,Malaysia iyo wadamo kale oo badan maalinta barito ah oo Axad ah bishuna tahay 25/06/17 ayaa lagu dhawaaqay in ay tahay dabaaldegii ciidul fitriga. dhamaan maamulka iyo shaqaalaha websitka ogadennews.com waxay akhristayaashooda sharafta leh oogu tahnidiyaynayaan maalinta barakeysan ee Eidul fitrika in ay ku ciidaan farxad iyo reyn reyn illaaheyna uu ka aqbalo soonkoodii iyo salaadoodii—– Ciid Mubarak to all the muslims

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam