Hoos ka daawo Qurbo joogta gobolka dollo oo si fiican loogu soo dhaweeyay madhaarka wiilwaal Jigjiga

Filed under: Wararka caalamka |

02/08/17, Hoos ka daawo qurbo joog badan oo ka soo jeeda gobolka Dollo  ayaa waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay madhaarka caalamiga ah ee garaad wiil waal waxaana soo dhaweeyay Maareeyaha wakaalada qurbo joogta Mr:Badri omas maareeyaha oo saxaafada degaanka la hadlay ayaa waxuu sheegay in ay aad oogu faraxsan yihiin in ay qurbo joog badan ay dalkooda dib oogu soo noqonayaan iyaga oo sameynaya maalgashi iyo shaqo abuur

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam