Wadanka Turkiga oo sheegay in ay furi doonaan xarunta militariga oogu weyn oo ay ka dhiseen Somalia

Filed under: Wararka caalamka |

03/08/17, Ciidanka turkiga ayaa sheegay in ay bisha sebtember ay furi doonaan xero ciidan oo ay ka dhiseen Somalia xeradan oo noqoneysa xerada ciidan ee oogu weyn ee uu Turkigu ka dhiso meel ka baxsan wadankiisa sida uu wasiirka difaaca somalia sheegay xeradan ayaa la furayaa bilowga bisha Sebtember xaruntaas oo la keeni doono ciidan turki ah oo tababari doona ciidanka somalia xeradan ciidan oo dhismaheedu socday mudo gaadheysa 2 sano ayaa hada la soo gabagabeeyay.

xeradan oo ka kooban 3 dhismo oo ay ciidanku degaan iyo iskuul waxaana degi doona xeradan ciidan tababarayaal ah oo turki ah oo gaadhaya 200. waxaa kale oo uu Turkigu ka dhisatay somalia safaarada oogu weyn aduunka taasi oo ka caawin doonta somalia dhinaca horumarka

 

.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam