Shirka Jaaliyada Dawlad Deeganeedka Somalida Ethiopia Uk London

Filed under: Wararka caalamka |

 

15/11/17,  Daawo: Jaaliyada ddsi uk oo shir balaadhan ku qabsatay London shirkaas oo ay jaaliyada si cod buuxa, ah u qaadaceen dib isu doorashadii sharci darada aheyd ee ay ku talaabsadeen maamulkii hore ee jaaliyada, ee uu waqtigoodu dhamaaday.

kooxdan ayaa waxay ku shireen si qarsoodi ah mukhaayada Blue ocean waxayna u yeedheen 10 ruux oo saaxiibadood ah iyo dad aan degaanka u dhalanin oo qado laga soo bixiyay.

jaaliyadi dhabta aheyd oo si cad u qaadacday shirkaa sharci darada ah ee aan waafaqsaneyn sharciga jaaliyada waxaan cod buuxa jaaliyadu ku diiday dib isu magaacaabidaa aan loowada dhaneyn mana ahan wax sharci ah.

jaaliyada dhabta waxaay isku afgaratay in laa mideeyo jaaliyada in la dhiso gudi ka kooban 11 ruux oo ka kala socda dhamaan gobolada degaanka gudigaas oo soo qabanqaabin doona doorashada jaliyada ee fooda inagu soo haya. shirku waxuu si bu

jaaliyada dhamaanteed oo ka kooban gobaladii oodhan hoos ka daawo

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam