Jaaliyada DDSI ee UK oo maanta ka qeyb gashay xaflada Ururka Amhara ( Amhara National Democratic Movement)(ANDM),

Filed under: Wararka caalamka |

20/11/17, Jaaliyada DDSI ee UK ayaa maanta ka qeyb gashay xaflad balaadhan oo loogu dabaal degayo aasaaskii  ururka Amhara ee lagu magacaabo  (Amhara National Democratic Movement )  oo  ka tirsan ururka talada wadanka haya ee EPRDF kaa soo ka tuuray xukunka kaligii taliyahii Dergiga ee MENGISTE hAILLE MARIAM  xisbigan ayaa 37 sano jirsaday safiirka safaarada federaalka ethiopia Ambassador: Hailemichael Afework Aberra ayaa casuumaad u fidiyay Jaaliyada ddsi ee UK, in ay ka soo qeyb galaan xafladaas waxaana jaaliyada ddsi ee UK ooga qeyb galay xafladaas sida fiican loo soo abaabulay Gudoomiyaha Haweenka ddsi ee UK Marwo: Safiyo Cusmaan , Suldaamo Fardowso Suldaan Mohamoud Heybe iyo Mr: Jamaal Sheikh Ibrahim oo ahaa gudoomiyihii hore ee jaaliyada ddsi UK iyo xubno ka socda dhamaan qawmiyadaha kale. xaflada ayaa waxaa ka hadlay safiirka safaarada federaalka ethiopia ee London iyo wafdi kooban oo ka socday federaalka. xafladaas ayaa waxay ku dhamaatay si heer sare ah.

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam