Daawo warkii HCTV doorashadii jaaliyada guud ee ddsi ay ku dhisatay hogaan iyo maamul

Filed under: Wararka caalamka |

06/01/18, Warkii HCTV jaaliyada ddsi uk oo dhisatay hogaan iyo maamul sare jaaliyada ayaa waxay u dooratay gudoomiyaha guud ee jaaliyada ddsi MR:JAMAAL SHEIKH IBRAHIM (CADE) waxaa kale oo ay jaaliyadu dooratay 2-gudoomiye ku xigeen iyo afhayeenka jaaliayad waxaa la doortay gudoomiye ku xigeenka  1aad MR:MAHDI IBRAHIM gudoomiye ku xigeenka 2aad MR:CALI YUSUF waxaa kale oo ay jaaliyadu dooratay afhayeenka jaaliyada MR:FAYSAL CABDIRAHMAN doorashadaas  ayaa waxaa codeeyay dhamaan 11-ka gobol ee ddsi waxayna doorashadu u dhacday si xor iyo xalaal ah. waa doorashadii oogu horeysay ee ay gabadh isu soo sharaxday jagada gudoomiyaha jaaliyada ddsi uk laakiin waxaa ku guuleystay jagadaa Mr:JAMAAL SHEIKH IBRAHIIM oo hayn doona xilka ilaa iyo 2-da sano ee soo socota.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam