Daawo doorashadii jaaliyada ddsi uk ay ku dooratay gudoomiyaha guud ee jaaliyada ddsi

Filed under: Wararka caalamka |

Daawo doorashadii guud ee jaaliyada ddsi ay ku dooratay gudoomiyaha guud ee jaaliyada ddsi uk waxaana loo doortay cod buuxa Mr:Jamal sheikh ibrahim iyo 2 gudoomiye ku xigeen iyo afayeenka jaaliyada doorashadan ayaa waxay u dhacday si xor iyo xalaal ah waxaana codeeyay dhamaan dadka ka soo jeeda 11-ka gobol ee ddsi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam