Barnaamij xiiso leh oo ka hadli doona meelo badan sida degmooyinka,gobolada iyo tuulooyinka oo la sheegay in ay dawlada u magacaabi doonto maamulka,

Filed under: Wararka caalamka |

20/09/18,Barnaamij xiiso leh oo ka hadli doona meelo badan sida degmooyinka,gobolada iyo tuulooyinka oo la sheegay in ay dawlada u magacaabi doonto maamulka, su’aasha ma maamuli karaa ruux loo magacaabay gobol aysan dadki gobolkaa dooranin maxay ooga duwan tahay dib u curashadii ay shacabku ka banaanbaxayeen? Maxaa diiday in shacabka degmada ama gobolka ay soo doortaan gudoomiyaha iyo mayorka gobolkooda?

Barnaamij xiiso leh oo ka hadli doona meelo badan sida degmooyinka,gobolada iyo tuulooyinka oo la sheegay in ay dawlada u magacaabi doonto maamulka, su'aasha ma maamuli karaa ruux loo magacaabay gobol aysan dadki gobolkaa dooranin maxay ooga duwan tahay dib u curashadii ay shacabku ka banaanbaxayeen? Maxaa diiday in shacabka degmada ama gobolka ay soo doortaan gudoomiyaha iyo mayorka gobolkooda?

Posted by Tilmaan-tv Xogogaal on Monday, September 17, 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam