Daawo: Barnaamijka caawa TILMAAN TV waa Ethiopia xagee ayay u socotaa Ethiopia, xisbiyadii 4 ta ahaa ee dalka xukumay 27 sano ayaa dib u habeynaya shirar waaweyn qabsanaya

Filed under: Wararka caalamka |

 

22/9/18, Barnaamijka caawa TILMAAN TV waa Ethiopia xagee ayay u socotaa Ethiopia, xisbiyadii 4 ta ahaa ee dalka xukumay 27 sano ayaa dib u habeynaya shirar waaweyn qabsanaya maxaa la gudboon 5 qawmiyadood ee aan laga qeyb galinin talada dalka iyo jihada cusub ee siyaasadeed ee uu dalka u socdo, ma badabaadi doonaa ra’iisul wasaaraha Ethiopia Ururka amharada oo u ololeynaya shirka EPRDF ee wiiga danbe in lagu casilo Abiy Ahmed?

 

22/9/18, Barnaamijka caawa TILMAAN TV waa Ethiopia xagee ayay u socotaa Ethiopia, xisbiyadii 4 ta ahaa ee dalka xukumay 27 sano ayaa dib u habeynaya shirar waaweyn qabsanaya maxaa la gudboon 5 qawmiyadood ee aan laga qeyb galinin talada dalka iyo jihada cusub ee siyaasadeed ee uu dalka u socdo, ma badabaadi doonaa ra’iisul wasaaraha Ethiopia Ururka amharada oo u ololeynaya shirka EPRDF ee wiiga danbe in lagu casilo Abiy Ahmed?Sideed u aragtiin wadahadalka onlf iyo DDS maxaa hortaagnaa in ay wadahadaladii hore ay la saxiixdaan waayeen maamulkii hore ee CMC hedhiis is afgarad ah, maxayse kaga duwan yihiin maamulkii hore maadaama heshiiska rasmiga ah ay ku xidhan tahay dawlada federaalka Ethiopia?BBC oo sheegtay in 10,000 qoys oo somali ah ah ay ku go’doonsan yihiin balbalayti oo ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah maamulka cusub ee DDS maxay ooga aamusan yihiin shacabka dhibaateysan

Posted by Tilmaan-tv Xogogaal on Saturday, September 22, 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Protected by WP Anti Spam