WELCOME TO OGADENNEWS
  SOMALI LINKS


16/03/09,

Dagaalka Al-Shabaab iyo Ahlu-Sunnah
 
Xoogaga hubaysan ee Al-Shabaab
Al-Shabab
Ugu yaraan 15 qof, ayaa ku dhintay dagaal maalintii labaad ka dhacaya deegaanka Wabxo ee ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud.

 

 

Dagaalka, ayaa u dhexeeya kooxda Al-shabaab iyo taageerayaasha ahlu-Sunnah Waljamaca, oo horay ugu dagaalamay deegaano ka tirsan gobolada dhexe.

Dad u badan maati isugu jirta dumar, caruur iyo wayeel, ayaa ku barakacay dagaalka oo wali ka socda magaalada.

Wax waanwaan ah oo ilaa hadda ka dhex socota dhinacyada dagaalaya ma jirto.

 

ogadennews1@hotmail.com



  SOMALI MAQAAL


© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar