WELCOME TO OGADENNEWS
  SOMALI LINKS


SAWIRKAN NAXDINTA LEH WAXAA NA SIIYAY SAYID OMAR SAYID MAHBUUB SAWIRKAN WAA LABA WIIL OO AY GUMEYSIGA ETHIOPIA AY KA JAREEN MEESHA LAGA KAADIYO 1968

Sawirkan naxdinta leh waxaan na siiyay sayid omar sayid mahbuub oo hayay mudo ka badan 40 sano ciidamada Ethiopia ayaa waxay soo weerareen tuulo u dhaw fiiq waxay halkaa ku laayeen dad farabadan caruur badan oo ay isugu jira wiilal iyo gabdho oo laga cararay way qabqabteen wiilashii meesha laga kaadiyo ayay ka gooyeen gabdhihiina way ka xeysteen tani waxay ka mid tahay waxyaabaha bini'aadanimada ka baxsan ee ay ciidamada ethiopia kula kacaan shacabka ogaden ama somali-galbeed.

markii ay tuuladii dadkii ka cararay ku soo noqdeen ayay arkeen gabdhihii oo la kaxeystay iyo wiilashan oo laga gooyay meesha ay ka kaadiyaan oo dhiig baxaya markiiba waa lala soo cararay waxaana loo soo gudbiyay xaga somalia si loo daaweeyo. sawirkan waxaa qaaday dhakhaatiir somaliyeed oo u gudbiyay jabhada WSLF. sawirkana waxaa sayid omar u soo diray jabhada isaga oo jooga aljeeriya ahana wakiilka jabhada WSLF. source:Sayid omar sayid mahbuub Ethiopian army did this two boys and cut thier genitels as you can see the photo the ethiopian military did this to inoccent two young boys in 1968 when king haille salase was in power the ethiopian army attack a village near fiiq and they kill so many people and they rounded young boys and they cut their genitels this is one of the terror and abuse the ethiopian use since they occupied ogaden region in 1948.

Britain handed the control of ogaden region without concernt of ogaden people we get this horrible pictures from sayid omar sayid mahbuub who keep this photo for more than 40 years.

source:Sayid omar sayid mahbuub




Waa askari kuubaan ah oo maxaabiis ay u qabteen jabhadii WSLF isaga ka dagaalamaya gobolka ogaden ama somali-galbeed waxuuna la socday ciidamada ethiopia. waxuu kamid ahaa markii ethiopia la jabiyay ciidamadii ruushka iyo kuuba ee u soo gurmaday ethiopia waayo soomalidu waxay u sii socdeen in ay qabsadaan ardisababa wayna qansan lahaayeen hadii aysan heli gurmad deg deg ah oo aduunyada oo dhan ah.

gaar ahaan 80,000 oo ruush ah 20,000 oo kuuban ah 5000 oo Libiya ah 5000 oo south yemen ah ama yementa koonfur. sidaas ayaa ciidamadii somaliyeed looga adkaaday xulufooyinkaas markii ay isa soo aruursadeen somaliyana ay weyday hal wadan oo taageera mareykankiina uu lacag iyo hub u diiday madaxweynihii jemy kartor.
source:Sayid omar sayid mahbuub



ogadennews1@hotmail.com



  SOMALI MAQAAL


© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar