|
|||||||||||||||||
WELCOME TO OGADENNEWS |
|||||||||||||||||
SOMALI LINKS
| ururkii maxkamadaha oo heshiiyay2. In la xalliyo, oo lasoo afjaro khilaafkii ku kala dhex jiray Maxkamadaha. 3. In wax laga beddelo qaar kamid ah qoddobada iyo luqadda heshiiska Djibouti. 4. In dadaalka heshiiska loo gudbiyo heer Isbaheysi. 5. In si degdeg ah loo aasaaso guddi meel mariya qodobbada ay Maxkamaduhu ku heshiiyeen. Prof. Caddow ayaa ka gaabsaday in faahfaahiyo qodobbada uu sheegay inay codsan doonaan in wax laga beddelo. Gaabsigaas ayuu ku macneeyey inuu sabab u yahay in dhinacyadii kale ee ka tirsanaa heshiiska, sida Dowladda KMG iyo Qaramada Midoobay, ay doonayaan inay marka hore ogeysiiyaan. ogadennews1@hotmail.com ![]() |
SOMALI MAQAAL
|
|||||||||||||||
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
|||||||||||||||||