WELCOME TO OGADENNEWS
  SOMALI LINKS


shirkii G20 summit ee London oo dhamaaday

02/04/09, waxaa mudo laba maalmood ah uu shir ooga socday magaaladan london wadamada ugu dhaqaale badan oo ka kooban 20 wadan waxayna ka shieayeen sidii wax looga qaban lahaa dhaqaalaha aduunyada ee faraha ka baxay loona caawin lahaa wadamada soo koraya waxaa wadamada africa in ay ooga soo qeybgasho lagu macsuumay ethiopia oo uu ka socdo meles zenawi iyo Thailand oo ay ka socoto Asia shirkaas ayaa waxaa lagu heshiiyay in la siiyo wadamada soo kordhaya lacag gaadheysa $1 trillion dollar.

waxaa meesha shirka uu ka socday ku banaanbaxay dad aad tiro badan oo lagu qiyaaso 1500 ruux oo kakala socday ururo kala duwan sida ogaden freedom campaign organization(OFCO), ONLF garabka golaha sare, ONLF garabka mahamed omar iyo ururka amhara, ururka oromo, ururka sidamo, iyo ururka jaaliyada somalida, iyo ururo kala duwan oo kakala socday sida claimit change, against capitalism, green peace, iyo kuwa kale oo fara badan waxaa yimid media ama telefishinada aduunyada badidood.

banaanbaxan waxuu ahaa mid si aad ah looga soo qeybgalay si fiicana ku dhamaaday. sawirada banaanbaxa dib ayaan ka soo galin doonaa. ee la soco.

ogadennews1@hotmail.com



  SOMALI MAQAAL


© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar