WELCOME TO OGADENNEWS
  SOMALI LINKS


cabullahi Yusuf oo ka hadlay khilaafka dowladda

12/8/08, Madaxwayne Cabdullaahi Yusuf Madaxwaynaha dowladda ku meelgaarka ah ee Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed, ayaa shir jaraa'id wuxuu maanta ku qabtay xafiiskiisa xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.

Wuxuu kaga hadlay khilaafka ku soo dhexgalay maamulka sare ee dowladda, xil ka qaadidii guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa magaalada, xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo nabadda iyo ammaanka.

War saxaafadeedka

Madaxweynaha ayaa ku fogaaday taariikhda dibu-heshiisiinta Soomaaliya, isagoo sheegay inuu ka qayb galay dhammaan dadaalladii lagu doonayey in lagu xalliyo colaadda ka aloosan Soomaaliya.

Shirkan Jaraa'id waxaa ka qaybgalay weriyaha BBC-da Maxamed Ibraahim Macalinuu oo warbixinta goor dhowayd nooga soo diray.

ogadennews1@hotmail.com



  SOMALI MAQAAL


© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar