WELCOME TO OGADENNEWS
  SOMALI LINKS


A video tape shows a member of the UAE royal family allegedly torturing another man. Human Rights Watch called on Tuesday on the United Arab Emirates to renounce the use of torture and launch investigation/

14/5/09,
halkan waxaad ka daawan doontaa video laga soo duubay amiir ka mid ah UNITED ARAB EMIRATES amiirada imaaraadka carabta oo garaacaya inta uu lugaha iyo gacmaha ka xidhay bacaadna afka ooga guraya marna ku garaacaya alwaax musbaaro ay ka soo taagan yihiin, markii ay dilaacay jidhkiisii markaas ayuu weydiisanyaa in al s iiyo cusbo kuna shubayaa boogtii oo dhiigaysa, kadibna baabuur ayuu kor marinayaa.qof biniaadanimo sheeganaya qof kale oo in sidaa u ciqaabo waa mid ka baxsan xuquuqda biniaadamka. laakiin carabtu wax ay xuquuq biniaadam ka ogyihiin ma jirto waxyaabahaas iyo wax ka daran ay dadka muslimiinta ee ajnabiga ah ee wadankooda ku nool ula dhaqmaan


ogadennews1@hotmail.com



  SOMALI MAQAAL


© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar