SOMALI LINKS
|
Cumar Cabdirashiid Sharma'arke Ra'iisul Wasaaraha cusub ee somalia oo la dhaariyay
xilkiisa
14/02/09
Ra'iisul wasaaraha cusub ee Somalia Cumar Cabdirashiid Sharma'arke
Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Somalia Cumar Cabdirashiid Sharma'arke ayaa maanta lagu dhaariyay
magaalada Djibouti kadib markii xubnaha baarlamaanka Somalia ay ansixiyeen.
Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa shalay magacaabay Ra'iisul Wasaaraha Cumar Cabdirashiid
Sharma'arke oo uu dhalay Madaxweynihii Somalia ee lixdamaadkii Cabdirashiid Cali Sharma'arke.
Dhinaca kale maamulka goboleedka Puntland ayaa soo dhaweeyay Ra'iisul Wasaaraha cusub oo ay
sheegeen in xilkaasi uu ka soo bixi karo.
ogadennews1@hotmail.com

|
SOMALI MAQAAL
|